AKHRISO: Jadwalka Euro 2024 Oo Dhamaystiran, Kulamada Ugu Adag Iyo Isku-aadka Wareegga Group-yada


Lix maalmood oo kaliya ayaa ka hadhay waqtiga uu bilaabmayo tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024, waxaana waddanka Germany kusii qulqulaya ciyaartoyda 24 dal oo ka kooban min 26 ciyaartoy oo ka qayb-gelaya tartankaas.

Markii 17aad ayaa la ciyaari doonaa tartanka Euro 2024, waxaana lagu furi doonaa garoonka Bayern Munich ee Allianz Arena halka ciayartana lagu dheeli doono magaalada Berlin maalinta Axadda ee July 14.

Xulka qaranka Talyaaniga ee koobka difaacanaya ayaan ku jirin waddamada la saadaalinayo, sidoo kalena dalka martigelinaya ee Germany ayaa hoos loo dhigayaa awooddiisa hase yeeshee saddexda dal ee France, England iyo Portugal ayaa si aad ah loo hadal hayaa.

Si aad u hesho xogta dhamayska tiran ee tartanka, waxa aanu halkan idiinku soo gudbin doonaa jadwalka dhamayska tiran ee wareegga group-yada, waqtiyada la ciyaarayo iyo telefishanka baahinaya.

Halkan kaga bogo xogta dhamayska tiran

Ciyaarta koowaad 1

Jimce, June 14

Germany vs Scotland (Munich, 8pm, ITV)

Sabti, June 15

Hungary vs Switzerland (Cologne, 2pm, ITV)
Spain vs Croatia (Berlin, 5pm, ITV)
Italy vs Albania (Dortmund, 8pm, BBC)

Axad, June 16

Poland vs Netherlands (Hamburg, 2pm, BBC)
Slovenia vs Denmark (Stuttgart, 5pm, ITV)
Serbia vs England (Gelsenkirchen, 8pm BBC)

Isniin, June 17

Romania vs Ukraine (Munich, 2pm, BBC)
Belgium vs Slovakia (Frankfurt, 5pm, ITV)
Austria vs France (Dusseldorf, 8pm, ITV)

Salaasa, June 18

Turkey vs Georgia (Dortmund, 5pm, BBC)
Portugal vs Czech Republic (Leipzig, 8pm, BBC)

Kulamada 2aad

Arbaca, June 19

Croatia vs Albania (Hamburg, 2pm, ITV)
Germany vs Hungary (Stuttgart, 5pm BBC)
Scotland vs Switzerland (Cologne 8pm, BBC)

Khamiis, June 20

Slovenia vs Serbia (Munich, 2pm, ITV)
Denmark vs England (Frankfurt, 5pm, BBC)
Spain vs Italy (Schalke, 8pm, ITV)

Friday, June 21

Slovakia vs Ukraine (Dusseldorf, 2pm, BBC)
Poland vs Austria (Berlin, 5pm, ITV)
Netherlands vs France (Leipzig, 8pm, BBC)

Saturday, June 22

Georgia vs Czech Republic (Hamburg, 2pm, BBC)
Turkey vs Portugal (Dortmund, 5pm, ITV)
Belgium vs Romania (Cologne, 8pm, ITV)

Kulamada 3aad

Axad, June 23

Switzerland vs Germany (Frankfurt, 8pm, BBC)
Scotland vs Hungary (Stuttgart, 8pm, BBC)

Isniin, June 24

Croatia vs Italy (Leipzig, 8pm, BBC)
Albania vs Spain (Dusseldorf, 8pm, BBC)

Isniin, June 25

Netherlands vs Austria (Berlin, 5pm, BBC)
France vs Poland (Dortmund, 5pm, BBC)
England vs Slovenia (Cologne, 8pm, ITV)
Denmark vs Serbia (Munich, 8pm, ITV)

Arbaca, June 26

Slovakia vs Romania (Frankfurt, 5pm, BBC)
Ukraine vs Belgium (Stuttgart, 5pm, BBC)
Czech Republic vs Turkey (Hamburg 8pm, ITV)
Georgia vs Portugal (Gelsenkirchen, 8pm, ITV)

Maalmaha nasashada: June 27 iyo 28

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*