Isku-aadka qaramada qaaradda Yurub ee UEFA Nations League ee 2024/25 ayaa la shaaciyey, waxaana isku beegmay waddamo waaweyn iyadoo Ingiriiska uu durba sheegaayo inuu galay af-libaax iyo xulal ay xafiiltamaan kaddib markii ay isku dhaceen Finland, Republic of Ireland iyo Greece.
Xulka qaranka Talyaaniga ee hore ugu guuleystay Koobkan ayaa waxa ay isku group yihiin Belgium, halka Croatia, Portugal, Poland iyo Scotland ay iyaguna dhinac isku raaceen.
Hormo kale oo adag ayaa ah Netherlands iyo Germany oo ay wehelinayaan Hungary iyo Bosnia-Herzegonia, halka Spain, Denmark, Switzerland iyo Serbia ay iyaguna meel ku wada jiraan.
Halkan kaga bogo isku-aadka oo dhamaystiran
League A
A1: Croatia, Portugal, Poland, Scotland
A2: Italy, Belgium, France, Israel
A3: Netherlands, Hungary, Germany, Bosnia-Herzegovina
A4: Spain, Denmark, Switzerland, Serbia
League B
B1: Czechia, Ukraine, Albania, Georgia
B2: England, Finland, Republic of Ireland, Greece
B3: Austria, Norway, Slovenia, Kazakhstan
B4: Wales, Iceland, Montenegro, Turkey
League C
C1: Sweden, Azerbaijan, Slovakia, Estonia
C2: Romania, Kosovo, Cyprus, Lithuania/Gibraltar*
C3: Luxembourg, Bulgaria, Northern Ireland, Belarus
C4: Armenia, Faroe Islands, North Macedonia, Latvia
League D
D1: Lithuania/Gibraltar*, San Marino, Lichtenstein
D2: Moldova, Malta, Andorra
Be the first to comment