TOP 20: Xiddigaha Ugu Qiimaha Badan Koox Kasta Oo Premier League Ah Oo La Shaaciyey


Ciyaartoyga ugu qiimaha badan ee ay haysato koox kasta oo horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ah ayaa la shaaciyey, waxaana kasoo baxay magacyo lama filaan kugu noqonaya iyadoo kuwo kalena ay saaxadda ka baxeen.

Kooxda difaacanaysa horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ee Manchester City, waxa xiddigeed augu qiimaha badan uu noqday Erling Haaland, iyadoo ay meesha ka baxeen Doku iyo Phil Foden, waxaana uu qiiamaha Haaland marayaa €180 milyan oo Euro.

Sida ay sheegtay shabakadda qiimaynta iyo xogta ciyaartoyda ee Transfermrkt, Haaland ayaa ah ciyaartoyga horyaalka Premier League oo dhan ugu qiimaha badan, halka Bukayo Saka uu yahay ciyaartoyga kaalinta labaad oo uu ugu sarreeyo Arsenal,w axaana uu qiimihiisu marayaa €120 milyan, iyadoo Phil Foden oo Man City ah uu dhinaca qiimaha taagan yahay €110 milyan oo Euro.

Halkan kaga bogo ciyaartoyga ugu qiimaha badan koox kasta oo Premier League ah

Arsenal – Bukayo Saka – €120 million

Aston Villa – Moussa Diaby – €55 million

Bournemouth – Dango Ouattara – €25 million

Brentford – Bryan Mbeumo/Ivan Toney – €35 million

Brighton and Hove Albion – Evan Ferguson – €65 million

Burnley – Sander Berge – €20 million

Chelsea – Moises Caicedo – €90 million

Crystal Palace – Eberechi Eze – €48 million

Everton – Amadou Onana – €50 million

Luton Town – Carlton Morris – €10 million

Fulham – Joao Palhinha – €55 million

Manchester City – Erling Haaland – €180 million

Manchester United – Bruno Fernandes/Marcus Rashford – €75 million

Newcastle United – Bruno Guimaraes – €85 million

Nottingham Forest – Morgan Gibbs White – €40 million

Sheffield United – Anel Ahmedhodzic – €20 million

Tottenham Hotspur – James Maddison – €70 million

West Ham United – Lucas Paqueta – €65 million

Wolverhampton Wanderers – Max Kilman €35 million

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*