WARBIXIN: 50ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Dunida Waqtigan, Kooxaha Ay U Ciyaaraan Iyo Haddii Naadigaaga Cidi Kaga Jirto

Iyadoo lagu jiro suuqa iibka ciyaartoyda oo labadii toddobaad ee ugu horreeyey ay hadda dhamaadeen, lagana soo noqday kulamadii caalamiga ahaa ee UEFA Nations League, isreeb-reebka Koobka Adduunka iyo saaxiibtinimo oo iska garab socday bishan June, waxa soo baxday qiimaynta ciyaartoyda ugu qiimaha badan waqtigan dhamaan ciyaartoyda  kubadda cagta.

Shabakadda Transfermarkt ayaa soo saartay liiska 50ka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan, waxaana kaalinta koowaad kaga jira xiddiga reer France ee Kylian Mbappe, hase yeeshee kaalinta labaad ayaa waxa xoogsaday da’yarka reer xiddiga reer Norway ee Erling Haaland oo waxyar ka  hooseeya Mbappe.

Mbappe ayuu qiimihiisu yahay £144 milyan oo Gini, waxaana £9 milyan oo kaliya ka hooseeya Haaland oo qiimihiisu suuqyada ka marayo £135 milyan oo Gini, inkasta oo ay Manchester City kusoo iibsatay £51 milyan oo kaliya.

Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee ugu qiimaha badan dunida

50. Paraguay – Miguel Almirón (£14.4m)

49. Saudi Arabia – Sultan Al-Ghanam (£2.7m)

48. Romania – Razvan Marin (£10.8m)

47. Republic of Ireland – Matt Doherty (£10.8m)

46. Ecuador – Pervis Estupiñán (£18m)

45. Slovakia – Milan Škriniar (£58.5m)

44. Algeria – Riyad Mahrez (£31.5m)

43. Turkey – Çağlar Söyüncü (£36m)

42. Australia – Aaron Mooy, Mathew Ryan and Harry Soutar (all £4.5m)

41. Norway – Erling Haaland (£135m)

40. Hungary – Dominik Szoboszlai (£25.2m)

39. Scotland – Andrew Robertson (£58.5m)

38. Canada – Alphonso Davies (£63m)

37. Cameroon – André-Frank Zambo Anguissa (£27m)

36. Russia – Aleksandr Golovin (£22.5m)

35. Tunisia – Ellyes Skhiri (£11.7m)

34. Austria – David Alaba (£49.5m)

33. Czech Republic – Patrik Schick (£45m)

32. Egypt – Mohamed Salah (£81m)

31. Costa Rica – Keylor Navas (£7.2m)

30. Nigeria – Victor Osimhen (£58.5m)

29. Korea Republic – Son Heung-min (£67.5m)

28. Chile – Ben Brereton Díaz (£14.4m)

27. Ukraine – Ruslan Malinovskyi (£25.2m)

26. Poland – Robert Lewandowski (£40.5m)

25. Serbia – Dušan Vlahović (£76.5m)

24. Morocco – Achraf Hakimi (£58.5m)

23. Japan – Takehiro Tomiyasu (£22.5m)

22. Peru – Renato Tapia (£9m)

21. Iran – Sardar Azmoun (£19.8m)

20. Senegal – Sadio Mane (£63m)

19. Sweden – Dejan Kulusevski (£36m)

18. Wales – Ben Davies (£18m)

17. Colombia – Luis Diaz (£58.5m)

16. Croatia – Mateo Kovacic (£37.8m)

15. USA – Christian Pulisic (£37.8m)

14. Switzerland – Manuel Akanji (£27m)

13. Uruguay – Federico Valverde (£63m)

12. Germany – Joshua Kimmich (£72m)

11. Denmark – Pierre-Emile Højbjerg (£36m)

10. Netherlands – Matthijs de Ligt (£63m)

9. Mexico – Hirving Lozano (£27m)

8. Portugal – Bruno Fernandes (£76.5m)

7. Spain – Rodri and Pedri (both £72m)

6. Italy – Nicolò Barella (£63m)

5. England – Harry Kane and Phil Foden (both £81m)

4. Argentina – Lautaro Martinez (£67.5m)

3. Belgium – Kevin De Bruyne (£76.5m)

2. Brazil – Vinicius Jr (£90m)

1. France – Kylian Mbappe (£144m)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*