SAADAAL: 28 Khabiir Oo Saadaaliyey Kooxaha Ku Guuleysanaya Premier League, Champions League, FA Cup Iyo Carabao Cup

Iyadoo horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League uu toddobaadkan bilaabmayo, waxa la sameeyey saadaasha koobabka waaweyn ee xilli ciyaareedkan ee gudaha Ingiriiska iyo sidoo kale Champions League, waxaana saadaashan iskugu tegay khubaro waaweyn iyo saxafiyiin caan ah.

Xilli ciyaareedkan oo socda ayaa hakad la gelin doonaa marka la gaadho bisha bisha November, waxaana loo bixi doonaa Koobka Adduunka oo muddo bil iyo dheeraad ah lagu mashquuli doonaa ka hor inta iyadoo ciyaartoydu daallan yihiin aanay dib ugu soo laabanin naadiyadooda.

Qoreyaasha kubadda cagta, wariyeyaasha, tifaftiriyeyaasha wargeyska Daily Mirror oo ka mid ah kuwa looga dambeeyo kubadda cagta iyo gorfaynteeda ayaa sameeyey saadaasha xilli ciyaareedkan ee kooxaha ku guuleysanaya Champions League, Premier League, FA Cup iyo Carabao Cup, waxaanay sidoo kale ku dareen saddexda kooxood ee dib ugu noqon doona heerka labaad ee Ingiriiska ee Championship ee ka dhici doona sallaanka Premier League.

28kan khabiir oo saadaashan sameeyey ayay 19 ka mid ahi horyaalka Premier League siiyeen kooxda tababare Pep Guardiola ee Manchester City, halka tirada labaad ee ugu badanna ay heshay Liverpool oo siddeed khabiir ay u saadaaliyeen ku guuleysiga Premier League, halka Tottenham ay si lama filaan ah usoo gashay oo ay hal cod ka heshay saadaasha ku guuleysiga Premier League.

Sidoo kale Champions League ayay 15 khabiir u saadaaliyeen Manchester City oo sannadkan safka hore kaga jirta saadaasha koob kasta, waxaana halkanna labaad kaga jirta Liverpool, halka Real Madrid, Bayern Munich iyo Barcelona ay iyaguna soo galeen saadaasha kooxaha fursaddoodu yar tahay ee ku guuleysanaya Champions League.

Halkan kaga bogo saadaasha kubada ciyaaraha ee Mirror Sport ee ku guuleysiga Premier League, Champions League, EFL Cup iyo FA Cup.

  1. Alan Smith

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Alex Richards

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Tottenham, Liverpool, Arsenal

Relegated:Everton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Conor Mummery

Premier League: Tottenham

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Liverpool, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Josh O’Brien

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Southampton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. James Whaling

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Brentford, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Felix Keith

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Bournemouth, Fulham, Nottingham Forest

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Colin Millar

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Manchester United, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Everton, Nottingham Forest

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester United

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Bayern Munich

  1. Tom Blow

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Arsenal, Tottenham

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Everton, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Darren Wells

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Southampton, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Matt Maltby

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Manchester United, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Fulham, Brentford

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester United

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Crystal Palace

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Jenny Brown

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Relegated: Southampton, Leeds, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Real Madrid

  1. Tom Bristow

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Arsenal

Relegated:Southampton, Nottingham Forest, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Rich Jones

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Manchester United

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Nottingham Forest, Leeds, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester United

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Dan Marsh

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Manchester United

Relegated: Leicester, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Tom Victor

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Brentford, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Ricky Charlesworth

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Bournemouth, Fulham

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Bayern Munich

  1. Ben Husband

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Southampton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Mark Jones

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Nottingham Forest, Everton, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. John Cross

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Tottenham, Liverpool, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Fulham, Bournemouth, Nottingham Forest

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester United

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Andy Dunn

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Chelsea, Manchester United

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Leeds, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Liverpool

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Darren Lewis

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Real Madrid

  1. Neil McLeman

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Nottingham Forest, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Barcelona

  1. David McDonnell

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Tottenham, Arsenal

Relegated:Crystal Palace, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. Mike Walters

Premier League: Tottenham

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Liverpool, Chelsea

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Leeds, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Arsenal

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Manchester United

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. David Maddock

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Chelsea, Tottenham

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Bournemouth, Nottingham Forest, Fulham

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Manchester City

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Brighton

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Liverpool

  1. Simon Bird

Premier League: Liverpool

Afarta sare ee Premier League: Manchester City, Chelsea, Arsenal

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Fulham, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: West Ham

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Newcastle United

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. David Anderson

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Chelsea, Tottenham

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Everton, Southampton, Bournemouth

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Tottenham

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

  1. James Nursey

Premier League: Manchester City

Afarta sare ee Premier League: Liverpool, Tottenham. Manchester United

Kooxaha heerka labaad u dhacaya: Fulham, Bournemouth, Southampton

Kooxda ku guuleysanaysa FA Cup: Chelsea

Kooxda ku guuleysanays Carabao Cup/EFLCup: Aston Villa

Kooxda ku guuleysanays Champions League: Manchester City

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*