QIIMAYN: Qiimaha Ciyaartoyda Koox Walba Oo Premier League Ah, Halkii Uu Xilli-ciyaareedka Ugu Bilowday Iyo Xiddiga Ugu Qaalisan Koox Walba

Qiimayntii xilli ciyaareedka ee kooxaha Premier League ayaa lasoo saaray, iyadoo lagu soo bandhigay qiimaha ay ku fadhiyaan ciyaartoyda koox walba iyo xiddiga ugu qaalisan ee ku jira.

Isbeddellada ku dhacay qiimaha ay ciyaartoydu taagnaayeen bilowgii xilli ciyaareedka iyo inta ay waqtian marayaan oo lagu daray hoos-u-dhac ama sare u kac midka ay koox walba samaysay ayaa sidoo kale lagu caddeeyey qiimayntan cusub oo dhamaadka xilli ciyaareed kasta la sameeyo.

Manchester United iyo Tottenham ayay si weyn hoos ugu dhaceen qiimaha ay ciyaartoydoodu ka taagan yihiin suuqyada iibka marka loo eego halkii ay marayeen bilowgii xilli ciyaareedka.

Red Devils ayuu qiimaha ciyaartoydeedu dhulka galay 22.3 boqolkiiba, waana khasaare weyn oo muujinaya sida ay kooxdani u ahayd mid liidata oo aanu jirin ciyaartoy ismuujiyey, marka laga reebo Bruno Fernandes oo ah laacibka ugu qaalisan kooxaha marka la eego inta uu waqtigan ka marayo sayladda iibka.

Tottenham oo iyaduan bilowgii xilli-ciyaareedka ay qiimaynta ciyaartoydeedu ahayd £633.6 milyan oo Gini ayaa hoos ugu dhacday £528.53 milyan oo Gini, waxaana iska dhimay 16.6 boqolkiiba, wali se waxa xiddigooda ugu qiimaha badan ah Harry Kane oo qiyaastii maraya £90 milyan oo Gini.

Halkan kaga bogo qiimaynta koox walba:

  1. Brentford

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £147.83m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £207.81m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +40.6%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Ivan Toney (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £31.5 million)

  1. West Ham

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £255.38m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £313.88m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +22.9%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Declan Rice (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £67.5 million)

  1. Crystal Palace

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £193.91m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £233.96m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +20.7%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Wilf Zaha (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £36m)

  1. Newcastle United

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £221.76m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £261.81m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +18.1%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Allan Saint-Maximin (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £28.8m)

  1. Leeds United

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £220.28m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £259.2m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +17.7%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Kalvin Phillips (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £45m)

  1. Burnley

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £114.93m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £127.8m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +11.2%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Dwight McNeil (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £19.8m)

  1. Southampton

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £215.46m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £239.18m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +11%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: James Ward-Prowse (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £28.8m)

  1. Watford

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £122.9m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £128.52m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +4.6%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Ismaila Sarr (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £24.3m)

  1. Brighton

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £223.29m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £229.5m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +2.8%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Yves Bissouma (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £31.5m)

  1. Aston Villa

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £386.37m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £390.15m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: +1%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Ollie Watkins (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £31.5m)

  1. Liverpool

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £814.05m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £810.45m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -0.4%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Mo Salah (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £90m)

  1. Norwich City

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £133.47m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £131.9m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -1.2%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Max Aarons (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £19.8m)

  1. Arsenal

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £483.3m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £468.9m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -3%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Bukayo Saka (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £58.5m)

  1. Leicester City

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £499.59m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £463.32m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -7.3%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Wilfred Ndidi (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £54m)

  1. Everton

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £445.95m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £402.98m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -9.6%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Richarlison (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £45m)

  1. Manchester City

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £955.62m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £863.37m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -9.7%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Kevin De Bruyne (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £81m)

  1. Wolves

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £361.13m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £316.8m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -12.3%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Ruben Neves (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £36m)

  1. Chelsea

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £898.2m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £766.8m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -14.6%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Romelu Lukaku (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £76.5m)

  1. Tottenham Hotspur

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £633.6m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £528.53m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -16.6%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Harry Kane (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £90m)

  1. Manchester United

Qiimihii ciyaartoyda kooxda ee bilowgii xilli-ciyaareedkan: £835.43m
Qiimaha ciyaartoyda kooxdu hadda marayaan: £649.13m
Isbeddelka (sare u kac/hoos u dhac) ee ku yimid: -22.3%
Xiddiga ugu qiimaha badan kooxda: Bruno Fernandes (qiyaasta qiimaha uu ka taagan yahay suuqa= £81m)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*