DEADLINE DAY LIVE! Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Wararka Iibka Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Suuqu Xidhmayo

Suuqa kala iibsiga ayaa xirmaya maanta oo Khamiis ah, waxaanay shabakadaha mataanaha ah ee laacib.net iyo gool24.net si toos ah idiinku soo gudbinayaan saxeexyada la samaynayo maanta illaa saqda dhexe ee caawa.

Qoreyaasha Laacib & Gool24 ayaa heegan ahaan doona illaa caawa saqda dhexe xilliga uu xidhamayo suuqa iibka ciyaartoydu, waxaanad halkan ka heli doontaa saxeex kasta oo la sameeyo, war kasta oo degdeg ah iyo dhaqdhaqaaqyada ay maanta samaynayaan kooxaha waaweyn ee Yurub.

Halkan kala soco wararka suuqa, waxaanad sidoo kale garab soconaya warbixino xiise leh iyo macluumaadka kale ee ciyaareed.


1 Trackback / Pingback

  1. DEADLINE DAY LIVE! Halkan Si Toos Ah Ugala Soco Wararka Iibka Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Suuqu Xidhmayo - GOOL24.NET

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*