WARBIXIN; Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Taariikhda & Waqtiga Koobka Aduunka La Ciyaari Doono, Jadwalka Min Kulanka Furitaanka Ilaa Kulanka Finalka Iyo Kulaamada Xiisaha Badan Ee Laa Ciyaari Doono.

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa xaflad wayn oo lagu qabtay magaalada Moscow ee dalka Ruuska waxay ku sameeyeen isku aadka koobka aduunka heerkiisa Groupyada koobka aduunka laakiin sidoo kale waxa uu isku aadkani muujinayaa qaabka ay xulalka qaramada aduunku iskugu beegmi doonaan min heerka groupyada ilaa laga soo gaadhayo finalka.

Dhamaan 32 kii xul qaran ee koobka aduunka u soo baxay oo uu qayb ka yahay dalka Russia oo marti galinaya koobka aduunka ayaa haddaba sii qorshaysan kara taariikhda iyo waqtiga la ciyaarayo kulamada heerka Groupyada koobka aduunka kadib markii ay FIFA shaacisay jawdalka min heerka groupyada ilaa finalka koobka aduunka iyo qaabka uu u socon doono koobka aduunka ee Russia 2018.

Haddaba shabakada Gool24.net ayaa halkan si buuxda idiinku soo gudbinaysa taariikhda, waqtiga iyo waliba qaabka uu guud ahaan u dhici doono koobka aduunku iyada oo aad haddaba sii ogaan doonto waqtiga iyo taariikhda la ciyaari doono koobka aduunka, sida loo wada ciyaari doono wareegyada 16, siddeed dhamaadka, afar dhamaadka ilaa finalka laga soo gaadhayo.

Sida aad fahmi karto ilaa hadda waxaa la samayn karaa jadwalka rasmiga ah ee taariikhda iyo waqtiga kulamada heerka groupyada maadaama oo la ogyahay 32 ka xul qaran ee ku tartamaya laakiin min wareegyada 16 aad ilaa finalka waxaa la isticmaali doonaa magacyada xulalka qaramada kaalinta kowaad iyo kaalinta labaad kaga soo kala bixi doona groupyadan iyo qaabka ay iskugu beegmi doonaan.

Waxaanu marka hore si buuxda idiinku soo bandhigi doonaa min kulamada furitaanka heerka goupyada koobka aduunka oo lagu furi doono kulan dhex mari doona xulka qaranka marti galinaya koobka aduunka ee Russia iyo Saudi Arabia kaas oo la ciyaari doono June 14,2018 waana maalina uu sida rasmiga ah u furmi doono koobka aduunku laakiin waxaanu sidoo kale idiin raacin doonaa ilaa kulamada lagu soo xidhi doono heerka groupyada koobka aduunka iyada oo intaas kadib aanu eegi doono qaabka ay Groupyadu iskugu beegmi doonaan wareegyada kale.

Jadwalka Heerka Groupyada Koobka Aduunka Oo Dhamaystiran:

Group A 

June 14, 2018

Russia vs Saudi Arabia, Luzhniki Stadium, Moscow, 3pm BST

June 15, 2018 

Egypt vs Uruguay, Central Stadium, Yekaterinburg, midday BST

June 19, 2018

Russia vs Egypt, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 6pm BST

June 20, 2018 

Uruguay vs  Saudi Arabia, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 3pm BST

June 25, 2018 

Uruguay vs Russia, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

Saudi Arabia vs Egypt, Volgograd Arena, Volgograd, 2pm BST

Group B

June 15, 2018

Morocco vs Iran, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 3pm BST

 Portugal vs Spain, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 6pm BST

June 20, 2018 

Portugal Morocco, Luzhniki Stadium, Moscow, midday

Iran vs Spain, Kazan Arena, Kazan, 6pm BST

June 25, 2018

Iran vs  Portugal, Mordovia Arena, Saransk, 6pm BST

Spain vs Morocco, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

Group C

June 16, 2018

 France vs Australia, Kazan Arena, Kazan, 10am BST

Peru vs Denmark, Mordovia Arena, Saransk, 4pm BST

June 21, 2018

France vs Peru, Central Stadium, Ekaterinburg midday BST

Denmark vs Australia, Cosmos Arena, Samara 3pm BST

June 26, 2018

Match 37: Denmark vs France, Luzhniki Stadium, Moscow 2pm BST

Match 38: Australia vs Peru, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 2pm BST

Group D

June 16, 2018

Argentina vs Iceland, Spartak Stadium, Moscow, 1pm BST

Croatia vs Nigeria, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 7pm BST

June 21, 2018

Argentina vs Croatia, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 6pm, BST

June 22, 2018

Nigeria vs Iceland, Volgograd Arena, Volgograd, 3pm BST

June 26, 2018

Nigeria v Argentina, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 6pm BST

Iceland v Croatia, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 6pm BST

Group E

June 17, 2018

Costa Rica vs Serbia, Cosmos Arena, Samara, midday BST

Brazil vs Switzerland, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 6pm BST

June 22, 2018

Brazil vs Costa Rica, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, midday BST

Serbia vs Switzerland, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

June 27, 2018

Serbia vs Brazil, Spartak Stadium, Moscow, 6pm BST

Switzerland vs Costa Rica, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 6pm BST

Group F

June 17, 2018

 Germany vs Mexico, Luzhniki Stadium, Moscow, 3pm BST

June 18, 2018

Sweden vs South Korea, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, midday BST

June 23, 2018

Germany vs Sweden, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 3pm BST

South Korea vs Mexico, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 3pm BST

June 27, 2018

South Korea vs Germany, Kazan Arena, Kazan, 2pm BST

Mexico vs Sweden, Central Stadium, Ekaterinburg, 2pm BST

Group G

June 18, 2018

Belgium vs Panama, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 3pm BST

Tunisia vs England, Volgograd Arena, Volgograd, 6pm BST

June 23, 2018

Belgium vs Tunisia, Spartak Stadium, Moscow, midday BST

June 24, 2018

England vs Panama, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, midday BST

June 28, 2018

England vs Belgium, Kaliningrad Stadium, Kaliningrad, 6pm BST

Panama vs Tunisia, Mordovia Arena, Saransk, 6pm BST

Group H

June 19, 2018

Poland vs Senegal, Spartak Stadium, Moscow, midday BST

Colombia vs Japan, Mordovia Arena, Saransk, 3pm BST

June 24, 2018

Japan vs Senegal, Central Stadium, Ekaterinburg, 3pm BST

Poland vs Colombia, Kazan Arena, Kazan, 6pm BST

June 28, 2018

Japan vs Poland, Volgograd Arena, Volgograd, 2pm BST

Senegal vs Colombia, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

Wareegyada Min 16- Finalka Koobka Aduunka Iyo Qaabka Layskugu Beegi Doono Groupyada:

Jadwalka Wareega 16 Xul Qaran Ee Koobka Aduunka:

June 30, 2018

Kulanka 50 aad: Xulka Kaalinta kowaad ee  Group C vs Kaalinta labaad ee Group D, Kazan Arena, Kazan, 2pm BST

Kulanka 49 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group A vs Laakinta labaad ee Group B, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 6pm BST

July 1, 2018

Kulanka 51 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group B vs Kaalinta labaad ee Group A, Luzhniki Stadium, Moscow, 2pm BST

Kulanka 52 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group D vs Kaalinta labaad ee Group C, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 6pm BST

July 2, 2018

Kulanka 53 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group E vs kaalinta labaad ee Group F, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

Kulanka 54 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group G vs kaalinta labaad ee Group H, Rostov Arena, Rostov-on-Don, 6pm BST

July 3, 2018 

Kulanka 55 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group F vs kaalinta Group E, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 2pm BST

Kulanka 56 aad:Xulka Kaalinta kowaad ee Group H vs Kaalinta labaad ee Group G, Otkrytiye Arena, Moscow, 6pm BST

Wareega Sideed Dhamaadka Koobka Aduunka:

July 6, 2018

Kulamada 57 aad: Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 49 aad vs xulka kaalinta kowaad ee kulanka 50 aad, Nizhny Novgorod Stadium, Nizhny Novgorod, 2pm BST

Kulamada 58 aad: Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 53 aad vs Xulka kaalinta kowaad ee kulanka 54 aad, Kazan Arena, Kazan, 6pm BST

July 7, 2018

Kulamada 60 aad: Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 55 aad  vs Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 56 aad, Cosmos Arena, Samara, 2pm BST

Kulamada 59 aad : Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 51 aad vs Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 52 aad, Fisht Olympic Stadium, Sochi, 6pm BST

Wareega Afar Dhamaadka Koobka Aduunka:

July 10, 2018

Kulamada 61 aad : Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 57 aad vs Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 58 aad,Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 6pm BST

July 11, 2018

Kulamada 62 aad: Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 59 aad vs Xulka kaalinta kowaad ee Kulanka 60 aad, Luzhniki Stadium, Moscow, 6pm BST

Tartanka Kaalinta Saddexaad Loogu Tartami Doono:

July 14, 2018

Kulanka 63 aad : Guuldaraystaha kulakna 61 aad vs guuldaraystaha kulanka 62 aad, Krestovsky Stadium, Saint Petersburg, 2pm BST

Finalka Koobka aduunka:

July 15, 2018

Kulanka 64 aad: Xulka soo guulaysta kulanka 61 aad vs xulka soo guulaysta 62, Luzhniki Stadium, Moscow, 3pm BST