WARBIXIN: Halkan Si Buuxda Uga Akhriso Liisaska Ciyaartoyda Ku Soo Biirtay Ama Ka Baxday Dhamaan Kooxaha Ku Tartamaya UEFA Champions league Iyo Diyaar Garowga Xili Ciyaareedka Cusub Ee 2018/19

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa soo saaray liisaska ciyaartoyda ku soo biirtay ama ka baxday dhmaan 26ka kooxood ee sida tooska ah ugu soo baxay tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League ee xili ciyaareedka cusub ee 2018/19 kaas oo haddaba UEFA ka bilawday maadaama oo ay kooxo badani isreeb reeb u soo galayaan 6 kaalmood ee ka dhiman 32ka kooxood ee tartankan isku aadkiisa loogu samayn doono magaalada Nyon.

Dhamaan kooxaha 26ka ah ee UEFA Champions League sida tooska ah ugu soo baxay ayaa kaalmaha sare ka soo galay horyaalada Yurub ugu waa wayn iyada oo marka dhawaan la soo gaba gabeeyo isreeb reebyada kala duwan ee Champions League ay UEFA samayn doonto isku aadka heerka Groupyada oo 32 kooxood ku tartami doonaan.

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horyaalada yurub ayaan isku mar xidhmi doonin iyada oo sharciga cusub ee Premier league uu dhigayo in 48 saacadood ka hor bilawga kulamada furitaanka xili ciyaareedka cusub uu suuqu xidhmayo taas oo la micno ah in August 9,2018 uu si rasmi ah u xidhmi doono suuqa kala iibsiga ciyaartoyda England taas oo kooxaha Premier league siinaysa dhawr maalmood oo ay suuqa ka adeegtaan.

Laakiin horyaalada kale ee Yurub waxa uu suuqu xidhmi doonaa iyada oo kulamada xili ciyaareedka cusubi bilawdeen isla markaana waxay haystaan fursad ka badan kooxaha Premier league oo dhamaadkii ciyaareedkii hore go’aan ku gaadhay in suuqa iyo bilawga xili ciyaareedka cusub la kala saaro.

Kooxaha horyaalka Talyaaniga ayaa wacdaro cusub la soo baxay iyada oo kooxda AS Roma haddaba samaysay saxiix ugu badan oo waliba qaar badani muhiim yihiin halka kooxda Juventus ay si wayn suuqa uga dhex muuqato iyada oo heshay  Cristiano Ronaldo oo ay 105 milyan euros ka soo bixisay halka Emre Can ay si xor ah kagaa heshay Liverpool waxayna sidoo kale ku guulaystay xidiga sida wayn loo qiimeeyo ee  João Cancelo.

Inter Milan oo sanado badan kadib ugu danbayn ka soo muuqan doonta UEFA Champions League ayaa haddaba samaysay shan saxiix oo kooxdeeda wax wayn ka badali kara waxayna ilaa hadda kooxaha Talyaanigu u muuqdaan kuwo suuqa si wayn uga kaluumaysanaya.

Dhinaca horyaalka Premier league kooxaha Manchester United, Liverpool oo Champions League si toos ah ugu soo baxay ayaa saxiixyo sameeyay iyada oo Liverpool thay kooxda lacagta ugu badan suuqa galisay halka Arsenal iyo Chelsea oo Europa League ka ciyaari doonaa ay qayb ka yihiin kooxaha saxiixyada sameeyay.

Laakiin warka ugu wayn ee suuqa kala iibsiga xagaagan ayaa noqday in Cristaino Ronaldo uu lacag 105 milyan euros ah ugu biiray kooxda Juventus iyada oo waliba heshiiskan ay saxaafada Talyaanigu ku sifaysay heshiiskii qarniga. Juventus ayaa haddaba heshay saxiixyo muhiim ah oo kooxdeeda heer kale u qaadi kara.

Haddaba shabakada Gool24 ayaa halkan idiinku soo gudbinaysa xogta ciyaartoyda ku soo biirtay ama ka baxday dhamaan 26ka kooxood ee Champions League sida tooska ah ugu soo baxay.

Haddaba akhrsite Halkan si buuxda ugaga bogo dhamaan ciyaartoyda ku soo biirtay ama ka baxday 26ka kooxood ee sida tooska ah ugu soo baxay UEFA Champions League:

1-Atlético Madrid (Spain)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray:  Nehuén Pérez (Argentinos Juniors), Rodri (Villarreal), Antonio Adán (Betis), Jonny Castro (Celta Vigo), Thomas Lemar (Monaco)
Ciyaartoyda Ka Baxday: Fernando Torres (la fasaxay), Gabi (Al-Sadd),Axel Werner (Huesca, amaah), Emiliano Velázquez (Rayo Vallecano),

2-Barcelona (Spain)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Arthur Melo (Grêmio),Clément Lenglet (Sevilla), Malcom (Bordeaux)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Gerard Deulofeu (Watford), Andrés Iniesta (Vissel Kobe), Paulinho (Guangzhou Evergrande),Douglas (Sivasspor, amaah), Adrián Ortolá (Deportivo, amaah)

3-Bayern München (Germany)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Leon Goretzka (Schalke),Alphonso Davies (Vancouver, 1 January 2019 ayuu iman doonaa)
Ciyaartoyda Ka Baxday: Tom Starke (retired), Niklas Dorsch (Heidenheim), Douglas Costa (Juventus, heshiiskiisii amaahda ahaa ayaa mid rasmi ah laga dhigay)

4-Club Brugge (Belgium)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Karlo Letica (Hajduk Split), Siebe Schrijvers (Genk), Clinton Mata (Charleroi), Mats Rits (Mechelen), Luan Peres (Ituano), Arnaut Groeneveld (NEC Nijmegen), Matej Mitrović (Beşiktaş, )
Ciyaartoyda Ka Baxday: Jérémy Perbet (Charleroi), Jens Teunckens (Royal Antwerp)

5-CSKA Moskva (Russia)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Rodrigo Becão (Bahia, loan), Hördur Magnússon (Bristol City), Jaka Bijol (Rudar Velenje), Ilzat Akhmetov (Rubin Kazan)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Pontus Wernbloom (released), Georgi Milanov (la fasaxay), Bibras Natcho (la fasaxay), Sergei Ignashevich (ciyaaraha ka fadhiistay),Aleksei Berezutski (retired), Vasili Berezutski (retired), Aleksandr Golovin (Monaco), Vitinho (Flamengo).

6-Dortmund (Germany)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Marius Wolf (Eintracht Frankfurt), Marwin Hitz (Augsburg), Thomas Delaney (Werder Bremen), Abdou Diallo (Mainz),Achraf Hakimi (Real Madrid, amaah)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Mikel Merino (Newcastle United), Dominik Reimann (Kiel), Roman Weidenfeller (retired), Gonzalo Castro (Stuttgart), Sokratis Papastathopoulos (Arsenal), Erik Durm (Huddersfield Town), André Schürrle (Fulham, loan), Andriy Yarmolenko (West Ham)

7-Galatasaray (Turkey)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Muğdat Çelik (Akhisarspor), Yuto Nagatomo (Inter, heshiiskiisii amaahda ayaa mid rasmi ah laga dhigay),Henry Onyekuru (Everton, amaah)
Ciyaartoyda Ka Baxday: Luis Cavanda (Standard Liège, loan made permanent), Cédric Carrasso (La Fasaxay), Eray İşcan (la fasaxay), Koray Günter (la fasaxay), Iasmin Latovlevici (la fasaxay), Yasin Öztekin (la fasaxay), Hakan Balta (la fasaxay),, Endoğan Adili (released).

8-Hoffenheim (Germany)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Leonardo Bittencourt (Köln), Ishak Belfodil (Standard Liège), Joshua Brenet (PSV), Vincenzo Grifo (Mönchengladbach), Kasim Nuhu (Young Boys)
Ciyaartoyda Ka Baxday: Eugen Polanski (unknown), Mark Uth (Schalke), Benedikt Gimber (Ingolstadt), In-hyeok Park (Daejeon)

9-Inter Milan (Italy)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Radja Nainggolan (Roma), Stefan de Vrij (Lazio), Kwadwo Asamoah (Juventus), Lautaro Martínez (Racing Avellaneda), Matteo Politano (Sassuolo)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Davide Santon (Roma), Yuto Nagatomo (Galatasaray, amaahdii ayaa rasmi laga dhigay), Geoffrey Kondogbia (Valencia, amaahdii ayaa rasmi laga dhigay), Nicolò Zaniolo (Roma), Éder (Jiangsu Suning), Jens Odgaard (Sassuolo), Davide Bettella (Atalanta)

10-Juventus (Italy)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Cristaino Ronaldo (Real Madrid)Douglas Costa (Bayern München, Heshiiskii amaahda ahaa ayaa rasmi laga dhigay), Mattia Perin (Genoa), Andrea Favilli (Ascoli), Emre Can (Liverpool), João Cancelo (Valencia)

Ciyaartoyda Ka Baxday:  Gianluigi Buffon (Paris), Stephan Lichtsteiner (Arsenal), Kwadwo Asamoah (Internazionale), Alberto Cerri (Cagliari, amaah), Alberto Brignoli (Palermo)

11-Liverpool (England)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Fabinho (Monaco), Naby Keita (RB Leipzig),Alisson Becker (Roma)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Ovie Ejaria (Rangers, amaah), Emre Can (Juventus), Jon Flanagan (Rangers), Ádám Bogdán (Hibernian, amaah),Danny Ward (Leicester City), Taiwo Awoniyi (Gent, amaah), Allan (Eintracht Frankfurt, amaah)

12-Lokomotiv Moskva (Russia)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Rifat Zhemaletdinov (Rubin), Brian Idowu (Amkar Perm), Éder (LOSC Lille), Grzegorz Krychowiak (amaah), Benedikt Höwedes (Schalke)
Ciyaartoyda Ka Baxday:: Nemanja Pejčinović (released), Alan Kasaev (Baltika, amaah)

13-Lyon (France)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Léo Dubois (Nantes)

Ciyaartoyda Ka Baxday:: Willem Geubbels (Monaco), Romain Del Castillo (Rennes), Mouctar Diakhaby (Valencia), Jean-Philippe Mateta (Mainz), Aldo Kalulu (Basel), Sergi Darder (Espanyol), Elisha Owusu (FC Sochaux-Montbéliard)

14-Manchester City (England)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Riyad Mahrez (Leicester City),Philippe Sandler(PEC Zwolle)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Yaya Touré (La sii daayay), Pablo Maffeo (Stuttgart), Angeliño (PSV), Olarenwaju Kayode (Shakhtar Donetsk,heshiiskii amaahda ahaa ayaa rasmi laga dhigay), Pablo Marí (Deportivo La Coruña, amaah), Anthony Cáceres (Melbourne City, amaah)

15-Manchester United (England)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Fred (Shakhtar Donetsk), Diogo Dalot (Porto), Lee Grant (Stoke City)
Ciyaartoyda Ka Baxday:: Michael Carrick (ciyaaraha ka fadhiistay), Sam Johnstone (West Brom),Daley Blind (Ajax), Cameron Borthwick-Jackson (Scunthorpe, amaah)

16-Monaco (France)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray:  Samuel Grandsir (Troyes), Willem Geubbels (Lyon), Wilson Isidor (Rennes), Sofiane Diop (Rennes), Robert Navarro (Barcelona), Pelé (Rio Ave), Jonathan Panzo (Chelsea), Ronaël Pierre-Gabriel (St-Étienne), Antonio Barreca (Torino), Aleksandr Golovin (CSKA Moskva), Jean-Eudes Aholou (Strasbourg)

Ciyaartoyda Ka Baxday:  Fabinho (Liverpool), Terence Kongolo (Huddersfield), Souahilo Meité (Torino), Adama Diakhaby (Huddersfield Town), João Moutinho (Wolves), Adrien Bongiovanni (Cercle Brugge), Thomas Lemar (Atlético), Soualiho Meïté (Torino)

17-Napoli (Italy)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Simone Verdi (Bologna), Fabián Ruíz (Real Betis), Alex Meret (Udinese), Orestis Karnezis (Udinese), Orestis Karnezis (Udinese), Vinícius Morais (Real SC), Amato Ciciretti (Benevento)

Ciyaartoyda Ka Baxday:Pepe Reina (AC Milan), Emanuele Giaccherini (Chievo Verona), Jorginho (Chelsea), Gennaro Tutino (Carpi, amaah), Zinédine Machach (Carpi, amaah), Roberto Insigne (Benevento, amaah), Amato Ciciretti (Parma, amaah)

18-Paris Saint-Germain (France)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Gianluigi Buffon (Juventus)

Ciyaartoyda Ka Baxday:: Thiago Motta (ciyaaraha ka fadhiistay), Odsonne Edouard (Celtic), Javier Pastore (Roma), Yuri Berchiche (Athletic Club), Jonathan Ikoné (LOSC Lille), Lorenzo Callegari (Genoa), Grzegorz Krychowiak (Lokomotiv Moskva, amaah)

19-Plzeň (CZE)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Luděk Pernica (Jablonec), Ubong Ekpai (Zlín), Roman Procházka (Levski Sofia)
Ciyaartoyda Ka Baxday:Andreas Ivanschitz (released), Diego Živulić (released), Václav Pilař (Sigma Olomouc)

20-Porto (Portugal)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: João Pedro (Palmeiras), Saidy Janko (St-Étienne), Ewerton (Portimonense), Chancel Mbemba (Newcastle United)
Ciyaartoyda Ka Baxday:  Ricardo Pereira (Leicester City), Iván Marcano (Roma), Diogo Dalot (Manchester United), Miguel Layún (Villarreal), Gonçalo Paciência (Eintracht Frankfurt), Marius Mouandilmadji (Cotonsport)

21-Real Madrid (Spain)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Vinícius Júnior (Flamengo), Andriy Lunin (Zorya Luhansk), Álvaro Odriozola (Real Sociedad)
Ciyaartoyda Ka Baxday: Cristiano Ronaldo (Juventus)Omar Mascarell (Schalke), Achraf Hakimi (Dortmund, amaah)

22-Roma (Italy)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Iván Marcano (Porto), Ante Ćorić (Dinamo Zagreb), Bryan Cristante (Atalanta), Justin Kluivert (Ajax), Antonio Mirante (Bologna), Davide Santon (Inter), Javier Pastore (Paris), William Bianda (Lens), Nicolò Zaniolo (Palmeiras),Robin Olsen (København)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Radja Nainggolan (Inter), Marco Tumminello (Atalanta), Arturo Calabresi (Bologna), Lukasz Skorupski (Bologna), Bruno Peres (São Paulo, amaah),Alisson Becker (Liverpool), Gerson (Fiorentina, amaah), Grégoire Defrel (Sampdoria, amaah)

23-Schalke (Germany)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Suat Serdar (Mainz), Salif Sané (Hannover), Steven Skrzybski (Union Berlin), Mark Uth (Hoffenheim), Omar Mascarell (Real Madrid)

Ciyaartoyda Ka Baxday:  Leon Goretzka (Bayern), Max Meyer (unknown), Pablo Insua (Huesca, loan), Coke (Levante), Benedikt Höwedes (Lokomotiv Moskva)

24-Shakhtar Donetsk (Ukraine)

Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Olarenwaju Kayode (Manchester City, loan made permanent), Fernando Pedro (Palmeiras), Oleksiy Shevchenko (Karpaty Lviv), Maycon (Corinthians), Júnior Moraes (Dynamo Kyiv),Marquinhos Cipriano (São Paulo)

Ciyaartoyda Ka Baxday: Fred (Man. United), Bernard (free transfer), Facundo Ferreyra (Benfica), Darijo Srna (Cagliari), Ruslan Fomin (Mariupol),Ivan Petryak (Ferencváros, amaah)

25-Tottenham Hotspur (England)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Wax ciyaartoy ah wali kumay soo biirin
Ciyaartoyda Ka Baxday: Keanan Bennetts (Borussia Mönchengladbach)

26-Valencia (Spain)
Ciyaartoyda Ku Soo Biiray: Uroš Račić (Crvena zvezda), Geoffrey Kondogbia (Inter, loan made permanent), Mouctar Diakhaby (Lyon), Daniel Wass (Celta Vigo), Cristiano Piccini (Sporting CP)

Ciyaartoyda Ka Baxday: João Cancelo (Juventus), Nacho Vidal (Osasuna), Nemanja Maksimović (Getafe), Zakaria Bakkali (Anderlecht), Nani (Sporting CP)

Laakiin kooxahan ayaa la filayaa in dadaalkooda suuqa kala iibsiga ay laba jibaari doonaan maadaama oo la galay waqtiyadii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga gaar ahaan kooxaha Premier League oo haysta8 maalmood oo kaliya si ay saxiixyo muhiim ah u sameeyaan.