TOP 50: Wargayska Caanka Ah Ee L’Equipe Oo Qiimayn Ku Sameeyay 50-Ka Xidig Ee 20 Sano Jirka Ka Hooseeya Ee Aduunka Ugu Qiimaha Badan -Halkuu Galay Wiilka Laysku Haysto Ee De Ligt?

Wargayska caanka ah ee L’Equipe oo dalka France ka soo baxa isla markaana sumcad wayn ku leh warbaahinta caalamka ayaa qiimayn ku sameeyay da’yarta 20 sano jirada iyo kuwa ka hooseeya.

Qiimaynta wargayska L’Equipe ee da’yarka kubbada cagta ugu qiimaha badan waxaa kaalinta kowaad ka galay xidiga ay kooxaha yurub ugu waa wayn ku dagaalamayaan ee Matthijs de Ligt.

Liiska 50 ka da’yar ee kubbada cagta aduunka waqti xaadirkan ugu qiimaha badan waxaa kaalinta kowaad ku hogaaminaya Matthijs de Ligt waxaana kaalinta labaad galay da’yarka Jadon Sancho  oo ka tirsan kooxda Borussia Dortmund.

Da’yarka Kai Havertz oo ka tirsan kooxda Bayer Leverkusen ayaa kaalinta saddexaad qiimayntan ka galay halka da’yarka ay kooxaha yurub isna ku dagaalamayaan ee Joao Felix oo kooxda Benfica ka tirsani uu kaalinta afraad buuxiyay.

Da’yarka kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior ayaa kaalinta 8 aad u dhacay ee qiimaynta ciyaartoyda 20 sano jirka ka hooseeya ee kubbada cagta aduunka ugu qiimaha badan.

Halkan kaga bogo Liiska iyo Kala saraynta 50ka xidig ee 20 sano jirada ka hooseeya ama intii lagu jiray 2018/2019 ka hooseeyay 20 sano jirada ee qiimayntan ku soo baxay.

1. Matthijs de Ligt – Ajax

2. Jadon Sancho – Borussia Dortmund

3. Kai Havertz – Bayer Leverkusen

4. Joao Felix – Benfica

5. Gianluigi Donnarumma – AC Milan

6. Nicolo Zaniolo – AS Roma

7. Moise Kean – Juventus

8. Vinicius Junior – Real Madrid

9. Declan Rice – West Ham

10. Ibrahima Konate – RB Leipzig

11. Matteo Guendouzi – Arsenal

12. Alban Lafont – Fiorentina

13. Callum Hudson-Odoi – Chelsea

14. Dan-Axel Zagadou – Borussia Dortmund

15. Ryan Sessegnon – Fulham

16. Evan Ndicka – Eintracht Frankfurt

17. Justin Kluivert – AS Roma

18. Andreas Skov Olsen – Nordsjaelland

19. Phil Foden – Manchester City

20. Kik Pierie – Heerenveen

21. Reiss Nelson – Arsenal

22. Pedro Porro – Girona

23. Rafael Leao – Lille

24. Ozan Kabak – Stuttgart

25. Samuel Chukwueze – Villarreal

26. Boubacar Kamara – Marseille

27. William Saliba – Saint-Etienne

28. Rodrygo Goes – Real Madrid

29. Ya Valery – Southampton

30. Mason Mount – Chelsea

31. Gedson Fernandes – Benfica

32. Jonathan David – Gent

33. Junior Traore – Empoli

34. Diogo Dalot – Manchester United

35. Ezequiel Barco – Atlanta United

36. Sandro Tonali – Brescia

37. Moussa Diaby – Bayer Leverkusen

38. Brahim Diaz – Real Madrid

39. Ferran Torres – Valencia

40. Dwight McNeil – Burnley

41. Alexander Isak – Borussia Dortmund

42. Malang Sarr – Nice

43. Fran Beltran – Celta Vigo

44. Cucho Hernandez – SD Huesca

45. Arne Maier – Hertha Berlin

46. Hannes Wolf – Red Bull Salzburg

47. Giorgi Chakvetadze – Gent

48. Yari Verschaeren – Anderlecht

49. Donyell Malen – PSV Eindhoven

50. Erling Braut Haland – Red Bull Salzburg