SUUQA: Halkan Kaga Boggo DHAMMAAN Xiddigaha Kusoo Biiray Ama Ka Baxay 20-ka Kooxood Ee Horyaalka Premier League!!.

Kooxaha Premier League ayaa markale wada ka adeegashada suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee qaarada Yurub walow aysan kooxaha waaweyni wali suuqa u galin sidii looga bartay sanadihii ugu dambeeyay.

Xiddigaha ilaa haatan la taaban karo ee kusoo biiray kooxaha ugu waaweyn horyaalkaas ayaa ah Rodri Hernandez oo Man City u wareegay, Aaron Wan-Bissaka oo Man United ku biiray & Christian Pulisic oo Chelsea ka qayb noqday.

Haddaba, Waxaanu halkan idiinku soo bandhigi doonaa dhammaan ciyaartoyda ama kusoo biiray ama ka baxay dhammaan 20-ka kooxood ee Premier League ku tartami doona 2019-20.

Arsenal

Waxa Yimid: Gabriel Martinelli (Ituano Futebol Clube, £6m)

Waxa Ka Baxay: Aaron Ramsey (Juventus, free), Danny Welbeck, Petr Cech (retiring), Stephan Lichtsteiner, Julio Pleguezuelo (FC Twente, free)

Aston Villa

Waxa Yimid:: Jota (Birmingham, £4m)Anwar El Ghazi (Lille, undisclosed), Harry McKirdy (Carlisle, free), Wesley Moraes (Club Bruge, £22m), Kortney Hause (Wolves, £3m), Matt Targett (Southampton, £11.5m)

Waxa Ka Baxay:  Gary Gardner (Birmingham, undisclosed), Tommy Elphick (Huddersfield, free), Harvey Knibbs (Cambridge United, free), Mile Jedinak, Alan Hutton, Albert Adomah, Glenn Whelan, Ritchie De Laet, Mark Bunn, Micah Richards, Tommy Elphick (Huddersfield, free)

Bournemouth

Waxa Yimid: Lloyd Kelly (Bristol City, £13m)

Waxa Ka Baxay:  Emerson Hyndman (Atlanta United, loan)

Brighton

Waxa Yimid: Matt Clarke (Portsmouth, £5m),  Leandro Trossard (Genk, £15m)

Waxa Ka Baxay:  Richie Towell (Salford, free), Bruno (retiring), David Ajiboye, Jonah Ayunga, Tyler Forbes, Dessie Hutchinson, Reece Meekums, Rian O’Sullivan, Alexis Mac Allister (Boca Juniors, loan), Ben White (Leeds, loan), Ales Mateju (Brescia, undisclosed)

Burnley

Waxa Yimid: Joel Senior (Curzon Ashton, undisclosed)

Waxa Ka Baxay:  Stephen Ward, Anders Lindegaard, Jon Walters (retired)

Chelsea

Waxa Yimid: Christian Pulisic (Borussia Dormund, £58m), Mateo Kovacic (Real Madrid, £45m)

Waxa Ka Baxay:  Eden Hazard (Real Madrid £89m + add ons), Fankaty Dabo Coventry, free), Gary Cahill, Brad Collins (Barnsley, free), Nathan Baxter (Ross County, loan), Tomas Kalas (Bristol City, £8m)

Crystal Palace

Waxa Yimid: Stephen Henderson (Nottingham Forest, free)

Waxa Ka Baxay:  Julian Speroni, Jason Puncheon, Ola Aina (Torino, undisclosed), Aaron Wan-Bisska (Manchester United, £45m)

Everton

Waxa Yimid: Jonas Lossl (Huddersfield, free), Andre Gomes (Barcelona, £22m)

Waxa Ka Baxay: Phil Jagielka, Ashley Williams, Nikola Vlasic (CSKA Moscow, £12m), Jonjoe Kenny (Schalke, loan), Sandro Ramirez (Real Valladolid, loan)

Leicester City

Waxa Yimid: James Justin (Luton, £10m including add-ons), Ayoze Perez (Newcastle, £30m)

Waxa Ka Baxay:  Shinji Okazaki, Danny Simpson

Liverpool

Waxa Yimid: Sepp Van Den Berg (PEC Zwolle, £1.3m)

Waxa Ka Baxay: Daniel Sturridge, Alberto Moreno, Danny Ings (Southampton, £20m), Sheyi Ojo (Rangers, loan), Marko Grujic (Hertha Berlin, loan), Allan Rodrigues de Souza (Fluminense, loan)

Man City

Waxa Yimid: Matilde Fidalgo (SC Braga, undisclosed), Rodri (Atletico Madrid, £62.8m), Angelino (PSV, £5.3m)

Waxa Ka Baxay: Patrick Roberts (Norwich, loan), Vincent Kompany (Anderlecht), Jack Harrison (Leeds, loan)

Manchester United

Waxa Yimid: Daniel James (Swansea, £18m), Aaron Wan-Bisska (Crystal Palace, £45m)

Waxa Ka Baxay:  Ander Herrera, Antonio Valencia (LDU Quito, free), Regan Poole (MK Dons, free), Matty Willock (Gillingham, free)

Newcastle United

Waxa Yimid😕

Waxa Ka Baxay:  Mohamed Diame, Ayoze Perez Leicester City, £30m)

Norwich

Waxa Yimid: Patrick Roberts (Man City, loan), Ivo Pinto (Dinamo Zagreb, free), Josip Drmic (Borussia Monchengladbach, free), Ralf Fahrmann (Schalke, loan)

Waxa Ka Baxay:  Carlton Morris (Rotherham, loan)

Sheffield United

Waxa Yimid: Luke Freeman (QPR, undisclosed)

Waxa Ka Baxay:  Paul Coutts, Martin Crainie, Conor Washington, Daniel Lafferty, Caolan Lavery

Southampton

Waxa Yimid: Moussa Djenepo (Standard Liege, £14m), Dan Bartlett (Coventry City, free), Che Adams (Birmingham, £15m),  Danny Ings (Liverpool, £20m), 

Waxa Ka Baxay:  Steven Davis (Rangers, free),  Matt Targett (A Villa £11.5m)

Tottenham

Waxa Yimid: Jack Clarke (Leeds, £9m), Tanguy Ndombele (Lyon, £65m)

Waxa Ka Baxay:  Connor Ogilvie (Gillingham, undisclosed), Michel Vorm (released), Luke Amos (QPR, loan), Jack Clarke (Leeds, loan)

Watford

Waxa Yimid: Craig Dawson (WBA, £6m)

Waxa Ka Baxay:  Ashley Charles, Andrew Eleftheriou, Sam Howes, Tom Leighton, Joy Mukena, Michael Mullings, Kai Sanders, Sam Sesay, Ryan Suckling, Ben Tricker, Obbi Oulare (Standard Liege, undisclosed), Heurelho Gomes, Miguel Britos

West Ham

Waxa Yimid: Roberto (Espanyol, free), Pablo Fornals (Villarreal, £24m), David Martin (Millwall, free)

Waxa Ka Baxay:  Lucas Perez (Alaves, undisclosed), Edimilson Fernandes (Mainz, undisclosed), Samir Nasri, Andy Carroll, Adrian

Wolves

Waxa Yimid: Raúl Jiménez (Benfica, undisclosed), Leander Dendoncker (Anderlecht, undisclosed)

Waxa Ka Baxay:  Joe Mason (MK Dons, free), Ethan Ebanks-Landel (Shrewsbury, undisclosed), Kevin Berkoe (Oxford, free), Kortney Hause (Aston Villa, £3m), Helder Costa (Leeds, initial loan to become permanent next summer)