Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Man United vs Brighton & Hove Albion – Yaa Buuxiyay Booska Uu Ka Ganaaxan Yahay Ashley Young?

Advertisements

Manchester United ayaa soo dhawaynaysa kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaalka Premier League iyagoo isha ku haya inay guuldarradii toddobaadkii hore kasoo gaadhay Bournemouth kaga baxaan kulankan.

Red Devils ayaa haatan ku jira booska 13-aad ee miiska kala sarreynta horyaalka iyaga oo 13 dhibcood leh balse guul ay gaadhaan ayaa ka caawin karta inay booska 8-aad hiigsadaan.

Advertisements

Tababare Solskjaer ayaa kulankan daafaca bidix ee kooxdiisa kusoo bilaabay da’yarka Brandon Williams isaga oo keydka dhigay Marcos Rojo oo markii hore la filayay inuu buuxiyo booska uu ka ganaaxan yahay Ashley Young oo shan jaale qaatay.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Advertisements

Man United: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Williams, McTominay, Fred, James, Pereira, Rashford, Martial

Keydka: Romero, Jones, Mata, Lingard, Rojo, Greenwood, Garner

Brighton: Ryan, Montoya, Duffy, Dunk, Burn, Trossard, Propper, Stephens, Alzate, Maupay, Connolly

Keydka: Button, Gross, Balogun, Murray, Mooy, March, Schelotto

Advertisements