Shaxaha Rasmiga Ah Ee Man United vs Tottenham & Chelsea vs Aston Villa Iyo Jose Mourinho Oo Old Trafford Ku Soo Laabtay.

Manchester United ayaa Old Trafford ku soo dhawaynaysa kooxda Tottenham oo uu hogaaminayo macalinkii shaqada tababaranimo ee United laga caydhiyay 12 bilood ka hor ee Jose Mourinho.

Jose Mourinho oo dhawaan loo magacaabay macalinka cusub ee Tottenham ayaa badalay Pochettino oo shaqada Tottenham laga caydhiyay balse waxa uu Mourinho caawa ku soo laabanayaan Old Trafford oo bishii December ee sanadkii hore laga caydhiyay.

Jose Mourinho ayaa isbadal deg deg ah ku sameeyay kooxda Tottenham, wuxuuna caawa doonayaa in uu xaalada ku sii xumeeyo ninkii shaqada Old Trafford ka badalay ee Solskjaer.

Dhinaca kale Chelsea oo xaalad xun ku soo jirtay xiliyadii ugu danbeeyay ayaa Stamford Bridge wuxuuna Frank Lampard doonayaa in ay kooxdiisu ka soo kabsato natiijooyinkii xumaa ee ay soo martay.

Advertisements

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo koobnay shaxaha rasmig ah ee kulamada Manchester United-Tottenham iyo Chelsea-Aston Villa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Aston Villa

Aston Villa XI:  Heaton, Targett, El Mohamady, Mings, Konsa, Nakamba, McGinn, Grealish, Hourihane, Trezeguet, Wesley.

Subs: Nyland, Taylor, Luiz, Lansbury, Engels, Jota, Kodjia.

Chelsea XI: Kepa, Azpilicueta, James, Christensen, Zouma, Kante, Mount, Kovacic, Willian, Pulisic, Abraham.

Kaydka: Caballero, Jorginho, Giroud, Hudson-Odoi, Batshuayi, Tomori, Emerson.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Tottenham

Tottenham XI: Gazzaniga, Aurier, Sanchez, Alderweireld, Vertonghen, Sissoko, Winks, Moura, Alli, Son, Kane.

Kaydka Austin, Rose, Dier, Foyth, Ndombele, Eriksen, Lo Celso.

Man United XI: De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Young, McTominay, Fred, James, Lingard, Greenwood, Rashford.

Kaydka: Romero, Tuanzebe, Shaw, Williams, Garner, Pereira, Mata.

Advertisements