SAADAAL: Khabiirada Sky Spots Ee Paul Merson & Charlie Nicholas Oo Si Buuxda U Saadaaliyay Natooyinka Kulamada Wareega 16ka Xul Ee Koobka Aduunka-Ayay Guul U Saadaliyeen?

Khabiirada Sky Sports ee Paul Merson & Charlie Nicholas oo inta badan saadaaliyay kulamada kubbada cagta gaar ahaan Premier league iyo Champions League ayaa si buuxda u saadaaliyay natiijooyinka siddeeda kulan ee wareega 16ka xul qaran ee koobka aduunka.

Khabiirada Paul Merson & Charlie Nicholas ayaa saadaashooda ka bilaabay kulamada maanta ilaa caawa la ciyaari doono ee France vs Argentina iyo Uruguay Vs Portugal waxayna sidoo kale saadaaliyeen kulaamda kale ee la ciyaari doono maalmaha soo socda.

Paul Merson iyo Charlie Nicholas ayaa hal xul oo kaliya ku kala duwanaaday marka ay noqoto siddeeda xul qaran ee u soo bixi doona wareega siddeed dhamaadka koobka aduunka wuxuuna Merson saadaaliyay in France uu soo gudbi doono halka Nicholas uu aaminsan yahay in Argentina ay soo gudbi doonto.

Haddaba akhrista waxaan saadaasha Paul Merson iyo Charlie Nicholas idiinku soo koobnay qaab kooban oo ah mid kastaaba qaabka uu natiijada kulamada wareega 16ka uu u sadaaaliyay iyo waliba xulalka ku soo baxaya wareega siddeed dhamaadka marka loo eego natiijada ay kala siiyeen.

Halkan si buuxda ugaga bogo xogta saadaasha khabiirada Sky Sports ee Paul Merson iyo Charlie Nicholas ee wwareega 16ka xul ee koobka aduunka:

Saadaasha Paul Merson Ee Wareega 16ka Koobka Aduunka:

1-France 2-0 Argentina

2-Uruguay 1-0 Portugal

3-Spain 2-0 Russia

4-Croatia 2-0 Denmark

5-Brazil 2-0 Mexico

6-Sweden 0-0 Switzerland(Switzerland in ay rekoodhayaal ku soo baxdo)

7-Belgium 3-0 Japan

8-Colombia 0-2 England

Siddeeda Xul Ee Uu Charlie Nicholas U Saadaaliyay in Wareega Xiga Ee Koobka Aduunka U Soo Gudbi Doonaan:

1- France

2- Uruguay

3- Spain

4- Croatia

5- Brazil

6-Switzerland

7- Belgium

8- England

Saadaasha Charlie Nicholas Ee Wareega 16ka Koobka Aduunka:

1-France 1-2- Argentina

2-Uruguay 3-1 Portugal

3-Spain 2-0 Russia

4-Croatia 2-0 Denmark

5-Brazil 3-1 Mexico

6-Sweden v Switzerland (Switzerland in ay rekoodhayaal ku soo baxdo)

7-Belgium 3-0 Japan

8-Colombia 1-1 England(In England waqtiga dheeriga ah u soo bixi doonto)

Siddeeda Xul Ee Uu Charlie Nicholas U Saadaaliyay in Wareega Xiga Ee Koobka Aduunka U Soo Gudbi Doonaan:

1- Argentina

2- Uruguay

3- Spain

4- Croatia

5- Brazil

6-Switzerland

7- Belgium

8- England

Haddaba akhirsta saadaashani ma tahay mid u muuqata in ay xaqiiqo noqon karto marka la tixgalinaho xaaladihii ay xulalka 16ka ahi ku soo mareen wareegii heerka groupyada koobka aduunka. Fikradaada waxaad ku dhiiban kartaa qaybta hoose ee fariimaha sidoo kale la share-garee asxaabtaada kale ee baraha bulshada qaybta hoose.

7 Fekradood ayaa laga dhiibtay warbixintaan

  1. France 2-0 Argentina
    Uruguay 0-1 Portugal
    Spain 1-0 Russia
    Croatia 1-1 Denmark (Croatia ayaa wakhtiga dheeriga ah badin doonta).
    Brazil 1-2 Mexico
    Sweden 0-2 Switzerland
    Belgium 2-0 Japan
    Colombia 2-2 England (Colombia rikoodhayal ku badinayan).

  2. 1-France 0-0 Argentina ( Extra time argentina winn 1-0 )
    2-Uruguay 2-0 Portugal

    3-Spain 2-1 Russia

    4-Croatia 2-1 Denmark

    5-Brazil 1-0 Mexico

    6-Sweden 0-1 Switzerland

    7-Belgium 3-0 Japan

    8-Colombia 2-1 England

  3. Argentina 2-0 France
    Portugal 0-1 urugway
    Brazil 1-2 Mexico
    Croatia 2-1 Denmark
    Spain 2-1 russia
    England 3-1 Colombia
    Belgium 3-0 japan
    Sweden 1-3 swizerland

  4. France 1-4 Argentina
    Uruguay 3-0 Portugal
    Spain 0-3 Russia
    Croatia 5-1 Denmark
    Brazil 0-2 Mexico
    Sweden 0-1 Switzerland
    Belgium 5-0 Japan
    Colombia 0-2 England

  5. France 0 – 2 Argentina
    Uruguay 2 – 1 Portugal
    Spain 3 – 0 Russia
    Croatia 2 – 0 Denmark
    Brazil 2 – 1 Mexico
    Sweden 1 – 0 Switzerland
    Belgium 3 – 1 Japan
    Colombia 1 – 1 England ( England ayaa regoorayaal ku soo gudbeysa )

  6. Colombia 2-vs 1 England
    Croatia 3-vs 1 Denmark
    Belgian 4- vs 1 jaban
    Sweden 1- vs 1 swizerland ( rigoore yaal waxaa kubadinaayo ( Sweden)

Comments are closed.