Ronaldo Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxda Real Madrid & Georgina Rodriguez Oo Markii Ugu Horeysay Baraha Bulshada Ku Soo Bandhigtay Ilmihii Afraad Ee Uu Aabe U Noqday Cristiano.

Xidiga dunida ugu wnaagsan ee Cristiano Ronaldo’ iyo Afadiisa Georgina Rodriguez ayaa ku jira maalmohoodii faraxada tan iyo markii ugu horaysay aabe uu u noqday mid ka mid ah caruurtiisa oo la garanayo hooyada dhashay waxaana nasiibkan kaga duwanaatay carruurta kale ee uu Ronaldo dhalay Alana Martina oo ah gabadhada uu Ronaldo dhawaan qoyskiisa kusoo biirtay.

Cristiano Ronaldo ayaa dib ugu laabtay tawabarka kooxdiisa Real madriid isaga oo isku diyaarinaya kulamada soo aadan ay kooxdiisa Los Blancos ciyaari doonto oo uu ugu horeeyo kulanka horyaalka ay la ciyaari doonaan koxda ay isku magaalada ka dhisanyihiin ee Atletico madriid.

Wuxuu ku jiraa bilaabasho aad u xun oo wayihiisi ciyaareed ee kooxda Real Madrid tan iyo markii uu ku soo biiray sanadii -2009,  isaga tan iyo bilawgii xili ciyaareedkan La Liga ka dhaliyay 1 gool oo qura, wallow ay jiraan kulamo dhowr ah oo uu xidiga ganaax ku maqnaa .

Dhinaca kale gabadha udhaxda kabtanka xulka qaranka Portugal ee Georgina Rodriguez  ayaa d waxay barteeda “Inistagram” ku soo baahisay sawirkeeda iyo sawirka gabadha yar ee Alana Martina oo dhawaan qoyskooda ku soo biirtay.

Si kastaba Alana Martina hooyadeed oo 22 Jir ah ayaa barteeda “Inistagram” waxaa ku xidhan dad gaaraya ilaa iyo 2.4million  ee saaaxiibo la ah kuwaas oo dhamaantood hambalyo kasoo dhiibtay inay tahay xidigta u dhaxda laacibka ugu wanaagsan haatan kubada cagta ee Cristiano Ronaldo.

Comments

comments