RASMI: Sky Sports Oo Ku Dhawaaqay Baahinta Tooska Ah Labada Bilood Ee Premier League Ugu Horeeya Iyo Kulamo Xiiso Badan Oo Ku Jira.

Sky Sports ayaa ku dhawaaqay kulamada ay sida tooska ah u baahan doonaan horyaalka Premier League ee labada bilood ee xili ciyaareedka cusub ugu horeeya. Kadib marka uu maamulka Premier league jadwalka soo saaro, waxaa taariikhda iyo watiga rasmiga ah ee baahinta go’aamiyay TV-yada xuquuqda baahinta haysta.

Sky Sports oo haysta baahinta ugu badan ee kulamada Premier league ayaa shaaciyay kulamada horyaalka Premier league ee ay sida tooska ah u baahin doonaan bilaha August iyo September oo ah labada bilood ee xili ciyaareedka cusub ugu horeeya.

Baahinta tooska ah ee uu Sky Sports ku dhawaaqay ee bilaha August iyo September waxaa ku lug yeelan doona kooxaha Manchester City, Liverpool, Chelsea, Tottenham, Arsenal iyo Manchester United.

Baahinta tooska ah ee uu Sky Sports ku dhawaaqay ayaa ka kooban laba qaybood, waa qayb ah labada bilood ee August iyo September oo laysku daray oo ah kulamada guud ee ay baahin doonaan halka qaybta labaad ay tahay kulamada sida rasmiga ah waqtigooda loo shaaciyay.

Kulamada Guud Ee Uu Sky Sports Sida Tooska Ah U Baahin Doono Bilaha August iyo Sepember Ee horyaalka Premier league:

Kulamada Sida Rasmiga Ah Waqtigooda Loo Shaaciyay Ee Uu Sky Sports Baahin Doono:

Fri Aug 9: Liverpool vs Norwich (8pm)

Sat Aug 10: Tottenham vs Aston Villa (5.30pm)

Sun Aug 11: Newcastle vs Arsenal (2pm)

Sun Aug 11: Man Utd vs Chelsea (4.30pm)

Sat Aug 17: Man City v Spurs (5.30pm)

Sun Aug 18: Sheffield Utd v Crystal Palace (2pm)

Sun Aug 18: Chelsea v Leicester (4.30pm)

Mon Aug 19: Wolves v Man Utd (8pm)

Fri Aug 23: Aston Villa v Everton (8pm)

Sat Aug 24: Liverpool v Arsenal (5.30pm)

Sun Aug 25: Bournemouth v Man City (2pm)

Sun Aug 25: Spurs v Newcastle (4.30pm)

Sat Aug 31: Burnley v Liverpool (5.30pm)

Sun Sep 1: Everton v Wolves (2pm)

Sun Sep 1: Arsenal v Spurs (4.30pm)

Sat Sep 14: Norwich v Man City (5.30pm)

Sun Sep 15: Bournemouth v Everton (2pm)

Sun Sep 15: Watford v Arsenal (4.30pm)

Mon Sep 16: Aston Villa v West Ham (8pm)

Fri Sep 20: Southampton v Bournemouth (8pm)

Sat Sep 21: Newcastle v Brighton (5.30pm)

Sun Sep 22: West Ham v Man Utd (2pm)

Sun Sep 22: Chelsea v Liverpool (4.30pm)

Sat Sep 28: Leicester v Newcastle (5.30pm)

Sun Sep 29: Everton v Man City (4.30pm)