RASMI: Real Madridd Oo Si Rasmi Ah Usoo Bandhigtay Saxeexeeda Cusub Ee Luka Jovic (DAAWO SAWIRRO).

Saxeexa cusub ee kooxda Real Marid Luka Jovic ayaa si rasmi ah qalinka ugu duugay heshiiska uu ugu soo wareegay kooxdaas isagoo markii ugu horreysay xidhay maaliyada cad isla markaana loo soo bandhigay jamaahiirta Santiago Bernabeu.

Jovic ayaa dhammaystiray heshiis 62 Milyan ku kacaya oo uu kaga soo wareegay kooxda ree Germany ee Frankfurt isaga oo qalinka ku duugay qandaraas lix sanadood ah.

Inuu 62 Milyan ugu soo biiray Madrid ayaa ka dhigan inuu yahay saxeexa afraad ee ugu qaalisan abid taariikhda kooxda waxaana uu kaliya ka dambeeyaa Gareth Bale, Cristiano Ronaldo iyo Eden Hazard.

Jovic ayaa xilli ciyaareedkii hore 17 gool kasoo dhaliyay 32 kulan oo uu kasoo ciyaaray horyaalka Bundesliga waxaana intaas u dheeraa 10 gool oo uu kusoo dhaliyay 14 kulan oo Europe League ah.

SIDOO KALE AKHRISO:  CAJIIB: Tababare Zidane Oo Dajiyay Qorshaha Uu Napoli Kaga Doonayo Kalidou Koulibaly & Man United Oo Si Fudud Qorshahiisa Ku Kala Kicin Karta!! - Qaab Noocee Ah?

21 jirkan ayaa booska weeraryahanka dhexe kula dagaami doona Karim Benzema waxaana uu ku rajo weyn yahay inuu door ku yeelan doono qorsheyaasha Los Blancos ee xilli ciyaareedka dambe.

Sawiradii soo bandhigista Luka Jovic ee Bernabeu & Saxeexistiisii Heshiiska

Jovic applauded the supporters as he prepares for his debut La Liga campaign in front of them

Hundreds of supporters had turned out to greet him and he allowed a quick photo shoot

Perez thanked Jovic for 'choosing this shirt' during his welcoming statement to his signing

Jovic beams with delight as he officially became a Real player after joining from Frankfurt

The imposing forward embraces Perez during the celebrations in front of a huge crowd

He was pictured on Real Madrid TV signing his contract with alongside Real chief Perez