QIIMAYN: Khabiirka Sky Sports Ee Paul Merson Oo Qiimayn Ku Sameeyay Sida Ay Kooxaha Premier League Uga Adeegteen Suuqa Kala Iibsiga Ee Sanadkan & Darajooyinka Uu Lixda Kooxood Ee Ugu Waaweyn Siiyay.

Khabiirka kubadda cagta Ingiriiska ee Paul Merson oo ah shaqsi ka hawl gala kanaalka dalkaasi ee Sky Sports oo hore looga bartay inuu saadaalin kala duwan ku sameeyo usbuuc kasta kulamada horyaalka ayaa markan waysada u biyaystay sidii uu qiimayn ugu samayn lahaa qaabkii ay kooxaha Premier League uga adeegteen suuqa kala iibsiga ee xagaaga.

Suuqa kala iibsiga ee horyaalka Ingiriiska ayaa shalay fiidkii si rasmi ah loo soo af-meeray, Kooxo badan ayaa ku qanacsan qaabka uu ugu soo idlaaday suuqa xagaagu halka kuwo kale ay is-ciilkaambi iyo caloolyow kaga baxeen arrimaha suuqa kala iibsiga.

Merson isaga oo ku qiimaynaya kooxaha sidii ay uga dhex muuqdeen suuqa ayaa waxa uu bixinayay darajooyn u dhaxeeya A, B, C, D, Khabiirka ayaa kaliya kooxaha Liverpool Fulham, iyo West Ham United ku qiimeeyay darajada A iyadoo waliba Liverpool si gaar ah u heshay darajada A+ maadaama oo ay si weyn isku hubeeyeen isla markaana ay gacanta ku dhigeen saxeexyo dhawr ah oo muhiim ah, Kooxda Tottenham oo aan hal ciyaartoy la saxeexan hal ciyaartoyna kooxda ka fasixin ayaa iyada gabi ahaanba laga saaray qiimaynta maadaama oo aysan wax dhaq-dhaqaaq ah ka samayn suuqa kala iibsiga ee xagaaga.

Haddaba, Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa liiska 20-ka kooxood ee sanadkan ku loolami doona horyaalka iyo qaabka uu Paul Merson u kala siiyay darajooyinka kala duwan.

Arsenal => Darajada B

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Stephan Lichtsteiner (Juventus), Sokratis Papastathopoulos (Borussia Dortmund), Lucas Torreira (Sampdoria), Matteo Guendouzi (Lorient)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Santi Cazorla (Villareal), Calum Chambers (Fulham), Per Mertesacker , Lucas Perez (West Ham) Jack Wilshere (West Ham)

Bournemouth => Darajada C 

Xiddigaha lasoo saxeexatay: David Brooks (Sheffield United, undisclosed), Diego Rico (Leganes, £10.7m), Jefferson Lerma (Levante, £25m)

Xiddigaha  Ka Baxay Kooxdeeda:Benik Afobe (Wolves, £12.5m), Adam Federici (Stoke, undisclosed), Max Gradel (Toulouse, undisclosed), Lewis Grabban (Nottingham Forest, undisclosed), Harry Arter (Cardiff, loan)

Brighton: Darajada B+

Xiddigaha lasoo saxeexatay:Alireza Jahanbakhsh (AZ Alkmaar, undisclosed), Leon Balogun (Mainz, free), Florin Andone (Deportivo La Coruna, undisclosed), Jason Steele (Sunderland, undisclosed), Bernardo Fernandes da Silva Junior (RB Leipzig, undisclosed), David Button (Fulham, undisclosed), Yves Bissouma (Lille, undisclosed), Percy Tau (Mamelodi Sundowns, undisclosed), Billy Arce (Independiente del Valle, undisclosed), Dan Burn (Wigan, undisclosed), Brighton – Martin Montoya (Valencia, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Sam Baldock (Reading, £5m), Conor Goldson (Rangers, undisclosed), Uwe Huenemeier (SC Paderborn, free), Tim Krul (released), Jamie Murphy (Rangers, undisclosed), Liam Rosenior (retired), Steve Sidwell (released), Jiri Skalak (Millwall, undisclosed), Dan Burn (Wigan, loan-back)

Burnley => Darajada B+ 

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay:Ben Gibson (Middlesbrough, £15m), Joe Hart (Man City, £3.5m), Matej Vydra (Derby, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Scott Arfield (Rangers, free), Dean Marney (released)

Cardiff => Darajada C

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Victor Camarasa (Real Betis, loan), Greg Cunningham (Preston, undisclosed), Josh Murphy (Norwich, undisclosed), Bobby Reid (Bristol City, undisclosed), Alex Smithies (QPR, undisclosed), Harry Arter (Bournemouth, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Omar Bogle (Birmingham City, loan), Lee Camp (Birmingham, free)

Chelsea => Darajada B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Kepa Arrizabalaga (Athletic Bilbao, £71.6m), Rob Green (Huddersfield, free), Jorginho (Napoli, undisclosed), Mateo Kovacic (Real Madrid, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Trevor Chalobah (Ipswich, loan), Thibaut Courtois (Real Madrid, £35m), Kenedy (Newcastle, loan)

Crystal Palace => Darajada B

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Vicente Guaita (Getafe, free), Cheikhou Kouyate (West Ham, undisclosed), Max Meyer (Free), Jordan Ayew (Swansea, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Yohan Cabaye (Al-Nasr, free), Lee Chung-yong (Released), Damien Delaney (Cork, free), Bakary Sako (released)

Everton => B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay:  Bernard (Shakhtar Donetsk, free), Lucas Digne (Barcelona, £18m), Richarlison (Watford, £40m), Joel Robles (Real Betis, free), Yerry Mina (Barcelona, £28.5m), Andre Gomes (Barcelona, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Ramiro Funes Mori (Villarreal, undisclosed), Kevin Mirallas (Fiorentina, loan), Wayne Rooney (DC United, free), Ashley Williams (Stoke, loan)

Fulham => Darajada A 

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay:  Calum Chambers (Arsenal, loan), Fabri (Besiktas, undisclosed), Maxime le Marchand (Nice, undisclosed), Alfie Mawson (Swansea, £15m), Andre Schurrle (Borussia Dortmund, loan), Jean Michael Seri (Nice, undisclosed), Sergio Rico (Sevilla, loan), Joe Bryan (Bristol City, £6m), Luciano Vietto (Atletico Madrid, loan), Timothy Fosu-Mensah (Manchester United, loan), Andre-Frank Anguissa (Marseille, £22.3m)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: David Button (Brighton, undisclosed), Ryan Fredericks (West Ham, free)

Huddersfeild => Darajada B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Juninho Bacuna (FC Groningen, undisclosed), Adama Diakhaby (Monaco, undisclosed), Erik Durm (Dortmund, undisclosed), Florent Hadergjonaj (Ingolstadt, £4.5m), Ben Hamer (Leicester, free), Terence Kongolo (Monaco, £17.5m), Jonas Lossl (Mainz, undisclosed), Ramadan Sobhi (Stoke, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Rob Green (Chelsea, free), Tom Ince (Stoke, £12m), Dean Whitehead (retired), Michael Hefele (Nottingham Forest, undisclosed)

Leicester City => Darajada B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Filip Benkovic (Dinamo Zagreb, £13m), Jonny Evans (West Brom, undisclosed), Rachid Ghezzal (Monaco, undisclosed), James Maddison (Norwich, £22m), Ricardo Pereira (Porto, undisclosed), Danny Ward (Liverpool, £12.5m), Caglar Soyuncu (Freiburg, £19m)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Ben Hamer (Huddersfield, free), Robert Huth (released), Riyad Mahrez (Manchester City, £60m), Ahmed Musa (Al-Nassr, undisclosed)

Liverpool => Darajada A+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Alisson Becker (Roma, £67m), Fabinho (Monaco, £43.7m), Naby Keita (Leipzig, £52.75m), Xherdan Shaqiri (Stoke, £13.5m)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Emre Can (Juventus, free), Ryan Kent (Rangers, loan), Danny Ward (Leicester, £12.5m), Harry Wilson (Derby, loan)

Manchester City => Darajada C

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Claudio Gomes (PSG, free), Riyad Mahrez (Leicester, £60m)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Angus Gunn (Southampton, undisclosed), Joe Hart (Burnley, £3.5m), Yaya Toure (released)

Manchester United => Darajada C

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Diogo Dalot (Porto, undisclosed), Lee Grant (Stoke, undisclosed), Fred (Shakhtar Donetsk, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Daley Blind (Ajax, £14.1m), Michael Carrick (Retired)

Newcastle United => B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Martin Dubravka (Sparta Prague, undisclosed), Kenedy (Chelsea, loan), Yoshinori Muto (Mainz, undisclosed), Salomon Rondon (West Brom, loan), Fabian Schar (Deportivo, £3m), Ki Sung-yueng (Swansea, free), Federico Fernandez (Swansea, £6m)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Adam Armstrong (Blackburn, £1.75m), Jack Colback (Nottingham Forest, loan), Chancel Mbemba (Schalke, undisclosed), Mikel Merino (Real Sociedad, undisclosed), Matz Sels (Strasbourg, £3.5m)

Southampton => Darajada B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay:  Stuart Armstrong (Celtic, £7m), Mohamed Elyounoussi (Basel, £16m), Angus Gunn (Manchester City, undisclosed), Jannik Vestergaard (Borussia Monchengladbach – £18m), Danny Ings (Liverpool, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Sofiane Boufal (Celta Vigo, loan), Guido Carrillo (Leganes, loan), Jordy Clasie (Feyenoord, loan), Dusan Tadic (Ajax, £15m)

Tottenham => Darajada “Laga Saaray”

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay:  ???

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: ???

Watford => Darajada C

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Gerard Deulofeu (Barcelona, £11.5m), Ben Foster (West Brom, undisclosed), Adam Masina (Bologna, £3.5m), Marc Navarro (Espanyol, undisclosed), Ken Sema (Ostersunds, undisclosed), Ben Wilmot (Stevenage, undisclosed), Domingos Quina (West Ham, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Nordin Amrabat (Al-Nassr, undisclosed), Costel Pantilimon (Nottingham Forest, undisclosed), Richarlison (Everton, £40m), Mauro Zarate (Boca Juniors, undisclosed)

West Ham United => Darajada A

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Felipe Anderson (Lazio, £35m), Fabian Balbuena (Corinthians, undisclosed), Issa Diop (Toulouse, £21.9m), Lukasz Fabianski (Swansea City, £7m), Ryan Fredericks (Fulham, free), Lucas Perez (Arsenal, £4m), Xande Silva (Vitoria de Guimaraes, undisclosed), Jack Wilshere (Arsenal, free), Andriy Yarmolenko (Borussia Dortmund, £17.5m), Carlos Sanchez (Fiorentina, undisclosed)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda: Reece Burke (Hull City, undisclosed), James Collins (released), Patrice Evra (released), Sead Haksabanovic (Malaga, loan), Jordan Hugill (Middlesbrough, loan), Cheikhou Kouyate (Crystal Palace, undisclosed)

Wolves => Darajada B+

Xiddigaha ay lasoo saxeexatay: Benik Afobe (Bournemouth, £12.5m), Willy Boly (Porto, £10m), Leo Bonatini (Al-Hilal, undisclosed), Jonny Castro (Atletico Madrid, loan), Leander Dendoncker (Anderlecht, loan), Raul Jimenez (Benfica, loan), Diogo Jota (Atletico Madrid, £12.6m), Roderick Miranda (Olympiakos, loan), Joao Moutinho (Monaco, undisclosed), Rui Patricio (Sporting Lisbon, undisclosed), Adama Traore (Middlesbrough, £18m), Ruben Vinagre (Monaco, undisclosed), Leander Dendoncker (Anderlecht, loan)

Xiddigaha Ka Baxay Kooxdeeda:  Benik Afobe (Stoke, loan), Barry Douglas (Leeds, undisclosed), Carl Ikeme (retired), Prince Oniangue (Caen, undisclosed)