50-ka Ciyaartoy Ee Shanta Horyaal Ugu Fiican Xili Ciyaareedkan Oo Qiimayn Lagu Soo Xulay.

Waxa qiimayn lagu sameeyey ciyaartoydii ugu fiicnaa xili ciyaareedkan shanta horyaal ee waaweyn ee Yurub, kuwaas oo ugu dambaynta uu kasoo dhex-bixi doono laacibka sannadka ee la guddoonsiinayo abaal-marinta Ballon d’Or.

Shabakadda raad-raaca iyo qiimaynta ee WhoScored ayaa soo bandhigtay qiimayn ay ka samaysay shanta horyaal ee Premier League, LaLiga, Ligue 1, Bundesliga iyo Serie A, waxaana kaalinta ugu sarraysa soo baxay xiddiga Barcelona ee Lionel Messi oo helay qiimaynta ugu sarraysa, taas oo ka timid celcelis ahaan bandhiggiisii xili ciyaareedka oo dib loogu noqday kulan kasta qiimayntii uu ka helay.

Neymar oo intii uu tegay PSG ay hoos u dhacday qiimayntiisa guud, isla markaana lumiyey kaalmihii sare ee tartanka Ballon d’Or ayaa qiimaynta bandhigga sannadka kaalinta labaad kasoo galay, waxaana dirqi kaga sare maray Lionel oo aanay wax badan u dhaxaynin.

Robert Lewandowski iyo Kylian Mbappe ayaa kaalmaha saddexaad iyo afraad galay, waxaase kaalinta ugu dambaysa ee 50aad soo cidhiidhsaday Sergej Milinkovic-Savid oo ka tirsan kooxda Lazio oo ay raadinayaan kooxo badan oo ay ku jirto Manchester United.

Halkan ka akhriso 50-ka ciyaartoy iyo qiimayntooda:

50) Sergej Milinkovic-Savic | Lazio | 7.33

49) Marcus Thuram | Borussia Monchengladbach | 7.33

48) Jack Grealish | Aston Villa | 7.33

47) Thomas Muller | Bayern Munich | 7.33

46) Idrissa Gueye | PSG | 7.33

45) Marcus Rashford | Man United | 7.34

44) Joshua Kimmich | Bayern Munich | 7.34

43) James Maddison | Leicester City | 7.35

42) Wissam Ben Yedder | Monaco | 7.35

41) Mikel Merino | Real Sociedad | 7.36

40) Achraf Hakimi | Borussia Dortmund | 7.36

39) Wilfred Ndidi | Leicester City | 7.36

38) Raphael Guerrerio | Borussia Dortmund | 7.36

37) Paulo Dybala | Juventus | 7.37

36) Karim Benzema | Real Madrid | 7.39

35) Nabil Fekir | Real Betis | 7.39

34) Virgil van Dijk | Liverpool | 7.40

33) Suat Serdar | Schalke | 7.41

32) Romelu Lukaku | Inter Milan | 7.43

31) Teji Savanier | Montpellier | 7.45

30) Mohamed Salah | Liverpool | 7.45

29) Domenico Berardi | Sassuolo | 7.49

28) Sadio Mane | Liverpool | 7.50

27) Ricardo Pereira | Leicester City | 7.50

26) Marco Reus | Borussia Dortmund | 7.50

25) Edin Dzeko | Roma | 7.50

24) Alejandro Gomez | Atalanta | 7.52

23) Christopher Nkunku | RB Leipzig | 7.52

22) Alphonso Davies | Bayern Munich | 7.54

21) Casemiro | Rea Madrid |7.54

20) Thiago | Bayern Munich | 7.54

19) Filip Kostic | Frankfurt | 7.55

18) Luis Suarez | Barcelona | 7.56

17) Duvan Zapata | Atalanta | 7.58

16) Timo Werner | RB Leipzig | 7.58

15) Riyad Mahrez | Man City | 7.59

14) Serge Gnabry | Bayern Munich | 7.60

13) Adama Traore | Wolves | 7.61

12) Luis Alberto | Lazio | 7.69

11) Ciro Immobile | Lazio | 7.70

10) Dimitri Payet | Marseille | 7.73

9) Angel Di Maria | PSG | 7.75

8) Jadon Sancho | Borussia Dortmund | 7.90

7) Cristiano Ronaldo | Juventus | 7.90

6) Kevin De Bruyne | Man City | 7.92

5) Josip Ilicic | Atalanta | 7.95

4) Kylian Mbappe | PSG | 8.14

3) Robert Lewandowski | Bayern Munich | 8.16

2) Neymar | PSG | 8.58

1) Lionel Messi | Barcelona | 8.61

Sida Ugu Sahlan Ku Hel Wararka Ciyaaraha,Halkan Ka Dajiso App-ka Gool24.net RIIX HALKAAN OO HEL APPKA.

LIKE OUR OFFICIAL FACEBOOK PAGE Gool24 Facebook