Waa Kuwan Wararkii Ay Akhristayaashu Inta Ugu Badan Jeclaysteen .

Maalin wanaagsan ama waqti kasta oo aad joogtaan oo wanaagsan. Marka hore waxa aanu idiinka mahad celinaynaa sida joogtada ah ee aad ugu xidhan tihiin shabakada caalamiga ah ee Gool24, waxaanan markastaba soo dhawaynaa aragti kasta oo aad nagu soo kordhisaan.

Waxaanu halkan idinkula wadaagaynaa tobankii war ee bishan May ugu akhriska badnaa shabakada Gool24 ee ay akhristayaashu xiisaha ugu badan ka muuiyeen, waana suurtogal in ay ku dhaafeen oo aad markale fursad u heli karto in aad akhrisato.

Sida caadada ah waxa ay shabakada Gool24 u taagan tahay qancinta iyo in ay akhristayaasheeda la socodsiiso wararka ciyaaraha, dhacdooyinka kala duwan iyo waliba qormooyinka aanu u aragno in ay idin xiiso galin karaan.

Haddaba waxaanu halkan idiinkula wadaagaynaa wararkii bishan ugu akhriska badnaa ee ay kumanyaasha iyo kumanyaasha idinka midka ahi tirada ugu badan akhristeen, waana arin aan idiinkaga mahad celinayno sida fiican ee maalinba maalinta ka danbaysa ay tirada akhristayaashu u sii kordhayaan.

Waxaan mahad celin khaas ah u diraynaa akhristayaashii suurtogaliyay in warbixinahani ay si layaableh u gaadheen tiradii ugu badnayd kuwaas oo baraha bulshada gaar ahaan Facebook ku share-gareeyay wararkan xiisaha lahaa.

Haddaba halkan kaga bogo Wararkii bishan May ugu akhriska badnaa ee aanu shabakada Gool24 idiinku soo daabacnay iyada oo haddii ay ku seegeen aad markale fursad u haysato isla markaana aad asxaabtada kale la sii wadaagi karto.

Tobankii War Ee Bishan Ugu Akhriska Badnaa Ee Dadka Ugu Badan Gaadhay:

1-Sida Dadka Ayuu Qalbi Leeyahay! Kalidii Taliye Kim Jong-un Oo Halyay Casuumay Iyo Waji Gabixii Uu Kala Kulmay.

Sida Dadka Ayuu Qalbi Leeyahay! Kalidii Taliye Kim Jong-un Oo Halyay Casuumay Iyo Waji Gabixii Uu Kala Kulmay.

2-Juventus Oo Meel Aan Barcelona Laga Marin Ka Martay, Ciyaaryahan Lama Taabtaan Ah Oo Ay Dalbadeen & Jawaabtii Barca

Juventus Oo Meel Aan Barcelona Laga Marin Ka Martay, Ciyaaryahan Lama Taabtaan Ah Oo Ay Dalbadeen & Jawaabtii Barca

3-Jurgen Klopp Oo Si Cad U Kala Doortay Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi.

Jurgen Klopp Oo Si Cad U Kala Doortay Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi.

4-11-ka Xidig Ee Ugu Fiicnaa Kulanka El Clasico-da Real Madrid iyo Barcelona Ee 20 kii Sanadood Ee Ugu Danbeeyay Oo La Soo Saaray? 

11-ka Xidig Ee Ugu Fiicnaa Kulanka El Clasico-da Real Madrid iyo Barcelona Ee 20 kii Sanadood Ee Ugu Danbeeyay Oo La Soo Saaray? Xidigo Magac Wayn Leh Oo Boos Waayay.

5-TOP 40: Jamaahiirta Kubadda Cagta Oo U Coddeeyay Afartanka Garoon Ee Ugu Cajiibsan Dunida

TOP 40: Jamaahiirta Kubadda Cagta Oo U Coddeeyay Afartanka Garoon Ee Ugu Cajiibsan Dunida, Gegida 1-aad Loo Doortay Oo Aanad Rumaysan Karin & Kaalinta Garoonka Kooxdaada

6-Pual Pogba Oo Soo Xushay Shaxda Ciyaartoydii Ugu Fiicnayd Ee Uu Ka Garab Ciyaaray Iyo Hal Mid Oo Loo Arko In Uu Saaxiibtinimo Ugu Soo Daray.

Pual Pogba Oo Soo Xushay Shaxda Ciyaartoydii Ugu Fiicnayd Ee Uu Ka Garab Ciyaaray Iyo Hal Mid Oo Loo Arko In Uu Saaxiibtinimo Ugu Soo Daray.

7-Tababare Zidane Oo Tababarkii Shalay Ee Real Madrid Eden Hazard Ku Arkay Arrin Lama Filaan Ku Noqday Oo Uu Aad U Jeclaystay & Taageerayaasha Kooxda Oo Ay Farxad U Tahay

Tababare Zidane Oo Tababarkii Shalay Ee Real Madrid Eden Hazard Ku Arkay Arrin Lama Filaan Ku Noqday Oo Uu Aad U Jeclaystay & Taageerayaasha Kooxda Oo Ay Farxad U Tahay

8-Kevin De Bruyne Oo Saxeexiisa Barcelona Loo Bandhigay Kaddib Ganaaxa Man City & Jawaabta Xasaasiga Ah Ee Ay Barca Bixisay

Kevin De Bruyne Oo Saxeexiisa Barcelona Loo Bandhigay Kaddib Ganaaxa Man City & Jawaabta Xasaasiga Ah Ee Ay Barca Bixisay

9-HESHIIS DHAN: Real Madrid Oo Saxeexa Da’yar Mucjiso Ah Ku Garaacday Man United & Zidane Oo Sabab U Ah Fashilka Red Devils

Waxaan ka cudur daaranaynaa in saddex war oo ka mid ahaa kuwii ugu akhriska badnaa ayna suurtogal noo noqon in aanu idinla wadaagno iyaga oo raacay nadiifin aanu samaynay waxana kala ahaayeen qiimayntii astaamaha kooxaha kubbada cagta aduunka, Harry Maguire iyo qiimayn ay BBC Sport ku samaysay shaxda iyo xidigaha abaal marinta ku guulaysan doona.

Mar labaad ayaad ku mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad ugu xidhan tihiin shabakada Gool24 la’aantiina halka aanu maanta joogno maanu gaadheen, waxaanan idiin balan qaadaynaa in aanu dadaalka insha Allah sii laba jibaari doono idinka waxaanu idinka codsanaynaa in wixii toosin ah aad fariimaha noogu reebtaan isla markaana aad warbixinaha la share-garaysaan asxaabtiina.

Insha Allah marar kale ayaanu idinla wadaagi doonaa isla wararka ugu xiisaha badan iyada oo cidii aan hore u akhrisan ay fursad labaad u tahay isla markaana ay idin ogaysiinayso wararkii aad ugu xiisaha badnaydeen.

Inta aan markale qormadan oo kale iskugu imanayno waxaan idinku dhaafnaynaa amaana allah iyo xusuusta in halkan hoose aad kala degi karto Appka Gool24 si aad qaabka ugu sahlan wararka ugu hesho waxaana hadda diyaar ah appka Androidka.

Sida Ugu Sahlan Ku Hel Wararka Ciyaaraha,Halkan Ka Dajiso App-ka Gool24.net RIIX HALKAAN OO HEL APPKA.

LIKE OUR OFFICIAL FACEBOOK PAGE Gool24 Facebook