Home » Horyaalada » England » Manchester United iyo Leicester City oo dhibcaha kala qaatay iyo Man City oo goolal hogaanka ku haaysa.

Manchester United iyo Leicester City oo dhibcaha kala qaatay iyo Man City oo goolal hogaanka ku haaysa.






Leicester City ayaa garoonka soo galay iyaga oo doonayay in hogaanka horyaalka sii hayaan waxa ayna ciyaarta ku bilaabatay qaab taxadar labada dhinac ah .

Biloowgii kubadda waxa ay aheyd mid iska qaboow oo ma jiirn halis gilin gaar ah illaa gool cajiib ah lagu helay United

Gool dhaliyaha la is daajin la yahay ee Jamie Vardy ayaa gool cajab ahaa ku helay daqiiqaddii 24-aad waxaana goolkaas ka muuqday qalad daafaca United ah .

Jamie Vardy ayaa goolkaan ku dhigay taariikh isaga oo 11 kulan oo isku xiga oo horyaalka Ingiriiska ah dhaliyay goolal waxa uuna jibiyay rikoorkii Ruud van Nistelrooy oo 10 kulan oo isku xiga goolal ka dhaliyay horyaalka Ingiriiska.

Ka dib goolkaas ma jirin halis gilin gaar ah oo marba koox ayaa kubada la baxsaneysay illaa Bastian Schweinsteiger diiday in nasiinada lagu aado halkaas gool.

Kubad koorno aheyd ayuu gool u turjmay isaga oo madaxa ku dhaliyay waxa ayna aheyd daqiiqaddii 45-aad ee dhamaadka ciyaarta

Biloowga qeybtii labaad , Man United kubadda iyaga ayaa haystay waxa ayna isku dayayeen gool labaad balse daafaca adag ayay wajahayeen

Leicester City waxaa ku adkeyd in kubadda horay u soo jiidaan waxaana baasas isaga baashaalayay United balse meel ay marsiiyaan ma jirin oo daafac adag ayaa la galay balse daqiiqaddii 65-ad kubad rogaal celis aheyd ayay ku sigteen in ay gool ku dhaliyaan balse waxaa si cajiib aheyd u bad baadiyay goolhaye De Gea

Ma jirin wax badan oo laga sheego ciyaarta waxaana gacan sareysay United xilli Rooney la badalay daqiiqaddii 68-aad xilligaas oo badalkiisa la soo giliyay Memphis Depay , waxa ayna United helayeen koornooyin badan balse si sax ah ugama aysan faa`ideysaneyn, waxa ayan guud ahaan ciyaartaan ku soo dhaamatay 1-1




3 Responses to Manchester United iyo Leicester City oo dhibcaha kala qaatay iyo Man City oo goolal hogaanka ku haaysa.

  1. Booty Maxx Buttocks Enhancement Reply

    :16-11-2016 at 10:57 pm

    Thanks for finally writing about >Manchester United iyo Leicester City oo dhibcaha kala qaatay iyo Man City
    oo goolal hogaanka ku haaysa. | GOOL24.NET <Liked it!

  2. lisseu vapeur Reply

    :21-11-2016 at 9:58 pm

    Very soon this web page will be famous amid all blogging visitors, due
    to it’s pleasant articles or reviews

  3. Valentus Australia Reply

    :28-11-2016 at 2:36 pm

    After looking at a handful of the articles on your
    site, I honestly like your way of writing a blog.
    I saved as a favorite it to my bookmark sote lisst and will be checking back in the near
    future. Take a look at my website too and let me know your opinion.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *