Man City Oo Soo Cusbooneysiisay Xiisaha Ay Uqabatay Kroos & Real Madrid Oo Aan Xaaladan Ku Fasixi Karin Xidig Muhim U Ah Kooxdooda.

Kooxda kubada cagta Manchester City ayaa dooneysa in ay suuqa gasho bisha Janaayo ee soo adan mar kaas oo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda uu furmi doono waxana ay markale dib usoo celineysa xiisahedii ku aadanaa Xidiga qadka shexe ee kooxda Real Mardid ee Toni Kroos,

 

Sida laga soo xiganayo warsidaha caanka ah ee Don Balon Manchester City ayaa la fahan san yahy in ay awoodooda aya iskugu geeyn doonan la soo wareegida Qanaaska qarnka Germany .

Sawirka la xidhiidha

Macalinka kooxda Sky Blu ee Pep Guardiola ayaa taageere weyn u ah qadkan dhexe ee cajiibka ah waxana xusid mudan in Kroos iyo Pep Guardiola ay xili kasoo wada shaqeeyeen Kooxda Reer Germany ee Byer Munich.

Sawirka la xidhiidha

Real Madrid uma fududa in ay iibiyaan kubad abuurahooda cajiibka ah xili kooxda aya dhibaatooneyso hadan kooxda lacagaha badan suuqa ku bixisa ee Manchester City aya doonayaa iun aya ku xoojiyaan Safkooda si ay u difaacdaan horyaaalka Epl ka ,

Natiijada sawirka kroos man city

Yeelkeede Xidiga reer Germanay ayaa kusoo biiray Real Madrid Isagooo u saftay (131­) kulan waxaana uu ku leg yeeeshay goolal aan tiro laheyn madama lagu yaqaano baasas aan cadi aheyn iyo caawin dabacsan waxana uu kooxda reer Spain u dhaliyaya (11) Gool.

Sawirka la xidhiidha