Ma Koox Cusub Ayay Dhisayaan? Waa Kuwan 36-ka Ciyaartoy Ee Liverpool Lala Xidhiidhinayaa.

Kooxda Liverpool ayaa ka mid ah kooxaha inta ugu badan lala xidhiidhinayo ciyaartoy aad u badan waxaana sababta loo arkaa in xagaagii la soo dhaafay ayna kooxda Reds samaynin saxiixo waa wayn.

Waxaa la filayaa in Jurgen Klopp uu xoojin badan u samayn doono kooxdiisa Liverpool marka uu xili ciyaareedkani soo dhamaado ee uu furmo suuqa kala iibsiga.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa dhamaan ciyaaroyda kooxda Liverpool lala xidhiidhinayo iyo ilwareedyada xogtan bixiyay.

Halkan kaga bogo Dhamaan ciyaartoyda Liverpool Lala Xidhiidhinayo, Kooxaha ay ka tirsan yihiin iyo waliba ilwareedka ay ka soo baxday.

1-Tanguy Ndombele – Tottenham (The Independent)

2-Kylian Mbappe – PSG (Daily Mirror)

3-Thomas Partey – Atletico Madrid (The Sun)

4-Bukayo Saka – Arsenal (Daily Mirror)

5-Kalidou Koulibaly – Napoli (Daily Mirror)

6-Eduardo Camavinga –  Rennes (Daily Star)

7-Milot Rashica – Werder Bremen  (Bild, May 6)

8-Aster Vranckx –  KV Mechelen Aster Vranckx (Daily Mirror)

9-Talles Magno – Vasco da Gama  (A Bola)

10-Timo Werner –  RB Leipzig  (Bild).

Tobankan magac ee sare waxay kamid yihiin ciyaartoyda inta ugu badan lala xidhiidhinayo Liverpool balse waxaa jira kuwo kale oo magaca Reds lagu xusay in ay isha ku hayso ama ay qiimaynayso in ay la soo wareegi karto.

Ciyaartoyda kale ee Liverpool Lala Xidhiidhinayo.

11-Dominik Szoboszlai (Tuttosport)

12-Ferran Torres (Mirror)

13-Victor Osimhen (Le10Sport, Aprir)

14-Boubakary Soumare (Sun)

15-Ben White (The Athletic)

16-Willian (Daily Mirror)

17-Philippe Coutinho (Sunday Mirror)

18-Joaquin Correa (Daily Mirror)

19-Adama Traore (Daily Express)

20-Marcelo Brozovic (Daily Express, Sunday Mirror)

21-Milot Rashica (BildDaily Mirror)

22-Kostas Tsimikas (Leicestershire Live).

23-Diego Carlos (Diario Sport)

24-Ferran Torres (Liverpool Echo)

25-Malick Thiaw (Don Balon)

=Adama Traore (The Insider, Daily StarBirmingham Mail).

26-Marcus Thuram (Express)

27-Denis Zakaria (Express)

28-Boubakary Soumare (Sport).

29-Raheem Sterling (Daily Mail, April 1)

30-Jadon Sancho (Daily Mirror, March 26; Daily Mirror, April 1)

31-Ousmane Dembele (Sport, March 30)

32-Malick Thiaw (Daily Mirror; Daily Mail)

33-Evan Ndicka (Sky Sports)

34-Fabian Ruiz (Daily Star)

35-Denis Zakaria (Daily Mirror)

36-Leon Bailey (Daily Mirror)

Sida Ugu Sahlan Ku Hel Wararka Ciyaaraha,Halkan Ka Dajiso App-ka Gool24.net RIIX HALKAAN OO HEL APPKA.

LIKE OUR OFFICIAL FACEBOOK PAGE Gool24 Facebook