Lucas Hernandez Oo Hoos U Dhiagay Wararka Sheegaya In Uu Ku Biiraayo Real Madrid.

Labada Kooxood ee Ciyaara Kulanka Madrid Derby ayaa maalmahan dambe la isla dhex marayay in ay heshiis ka gaari karaan iibinta xidiga ka tirsan Atletico Madrid ee Lucas Hernandez balse haatan waxaa soo baxaya warar kale Sida aya ku waramayaan wararka ka imanaya gudaha dalka Spian.

Ciyaariyahanka heerka caalami ee qaranka France Lucas Hernandez ayaase hooys u dhihgay suurta gal nimada uu kaga dhaqaaqi karo Atletico islamarkaana uu ugu biro karo kooxda ay caasimada Spain kawadadhisan yihin ee Real Madrid.

Lucas Hernandez oo u waramayay RMC Sport ayaa yiri  “Ma saarayo diirada wararkaasi waxaan hubaa in aan sii joogi doono kooxda 100 %  , waxaana macqul ah in an qandaraaska u kordhiyo kooxda.

Xidigan Fransiiska kula guuleeystay koobkii aduunka ee sanadkan 2018 ayaa biyo qabow iminka ku shubay suurtagalnimada uu ugu biiri karo kooxda Real xili walaakiis Theo uu kooxda real Madrid kaga maqan yahay amah uu ku joogo kooxda Laliga ka ciyaarata ee Real Sociedad.

Related image

Xiriirka u dhaxeeya labada kooxood ee ka dhisan caasimada Madrid ayaan aheeyn  mid wanaagsan hadana waxaa ay warsidayaasha ugu waaweyn Spain ay baahiyeen in Lucas Hernandez uu ku biiri karo Real Madrid .

 

Sabata kaliya ee Real Ku riixeeysa soo qaadashada xidigan ayaa ah in xidiga reer Brazil ee Marcelo uu baryahan dambe iska noqday dhaawaclow waxana la tilmaamayaa in difaacayaasha Ucl ay suuqa ka baadi goobeyso badalkiisa .

 

Lucas Hernandez aya Atlético Madrid kasoo muuqday 53 kulan dhaam tartamada waxana xusid mudan in uu yahay nuuc xidig ee aanan goolal dhalin waxana kuu mujineysa xogtaan in uusan wax gool ah u dhalin kooxdiisa.

Image result for lucas hernandez