LIVE: Toos U Daawo Xaflada Bandhiga Layaabka Leh Ee Ay Real Madrid U Samaynayso Eden Hazard

Kadib markii uu Eden Hazard si guulaysatay uga gudbay tijaabada caafimaadka waxaa si cajiib ah bandhigiisa u sugayay kumanyaal taageerayaasha Real madarid ah oo Santiago Bernabeu ka soo xaadiray.

Maamulka sare ee Real Madrid ayaa waqtigii ay ciyaartoyda soo bandhigi jireen dib uga dhigay Eden Hazard iyada oo taageerayaasha la siiyay fursad ay iyo waqti ay ku soo galaan garoonka Santiago Bernabeu.

Real Madrid ayaa taageerayaasha kooxdeeda ka dalbaday in ay soo buux dhaafiyaan bernabeu si ay goob joog ugu noqdaan heshiiska ugu wayn ee ay sameeyeen tan iyo wixii ka danbeeyay 2009 kii.

Halkan si toos ah Uga daawo Xaflada Wayn Ee Ay Real Madrid garoon