Liisaska Afarta Xul Qaran Ee UEFA Nations League Ku Tartamaya, Taariikhda Afar Dhamaadku Furmayo Iyo Xogta Aad U Baahan Tahay In Aad Ogaato.

Afarta xul qaran ee Portugal, England, Netherlands iyo Switzerland ayaa ku jira diyaar garowgii ugu danbeeyay ee afar dhamaadka tartana xulalka qaramada Yurub ee UEFA Nations League kaas oo markii ugu horaysay wareegiisa afar dhamaadka la ciyaari doono.

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u soo bandhigay liiska min 23 ka ciyaartoy ee afar dhamaadka UEFA Nations League ku matalaya afarta xul ee tartankani dhex yaalo ee Portugal, England, Netherlands iyo Switzerland.

Haddaba halkan kaga bogo liisadka ciyaartoyda afartan xul ku matali doona Semi-finalka UEFA Nations League. Sidoo kale xogta tartankan dhamaadka warkan kaga bogo.

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka England Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Jack Butland (Stoke City), Tom Heaton (Burnley), Jordan Pickford (Everton)

Difaaca: Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Ben Chilwell (Leicester City), Joe Gomez (Liverpool), Michael Keane (Everton), Harry Maguire (Leicester City), Danny Rose (Tottenham Hotspur), John Stones (Manchester City), Kyle Walker (Manchester City)

Khadka Dhexe: Dele Alli (Tottenham Hotspur), Ross Barkley (Chelsea), Fabian Delph (Manchester City), Eric Dier (Tottenham Hotspur), Jordan Henderson (Liverpool), Declan Rice (West Ham)

Weerarka: Harry Kane (Tottenham Hotspur), Jesse Lingard (Manchester United), Marcus Rashford (Manchester United), Jadon Sancho (Borussia Dortmund), Raheem Sterling (Manchester City), Callum Wilson (Bournemouth)

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka Netherlands Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Marco Bizot (AZ Alkmaar), Jasper Cillessen (Barcelona), Kenneth Vermeer (Feyenoord)

Difaaca: Nathan Aké (Bournemouth), Daley Blind (Ajax), Stefan de Vrij (Internazionale Milano), Denzel Dumfries (PSV), Matthijs de Ligt (Ajax), Hans Hateboer (Atalanta), Patrick van Aanholt (Crystal Palace), Virgil van Dijk (Liverpool)

Khadka Dhexe: Frenkie de Jong (Ajax), Marten de Roon (Atalanta), Davy Pröpper (Brighton and Hove Albion), Kevin Strootman (Marseille), Donny van de Beek (Ajax), Tonny Vilhena (Feyenoord), Georginio Wijnaldum (Liverpool)

Weerarka: Ryan Babel (Fulham), Steven Bergwijn (PSV Eindhoven), Luuk de Jong (PSV Eindhoven), Memphis Depay (Lyon), Quincy Promes (Sevilla)

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka Portugal Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Beto (Göztepe), José Sá (Olympiacos), Rui Patrício (Wolverhampton Wanderers)

Difaaca:João Cancelo (Juventus), Nélson Semedo (Barcelona), José Fonte (LOSC Lille), Pepe (Porto), Rúben Dias (Benfica), Raphaël Guerreiro (Borussia Dortmund), Mário Rui (Napoli)

Khadka Dhexe: Danilo (Porto), Rúben Neves (Wolverhampton Wanderers), William Carvalho (Real Betis), Bruno Fernandes (Sporting CP), João Moutinho (Wolverhampton Wanderers), Pizzi (Benfica)

Weerarka: Bernardo Silva (Manchester City), João Félix (SL Benfica), Gonçalo Guedes (Valencia), Rafa Silva (Benfica), Cristiano Ronaldo (Juventus), Diogo Jota (Wolverhampton Wanderers), Dyego Sousa (Braga)

Liiska 23ka Xidig Ee Xulka Qaranka Switzerland Ee Semi Finalka UEFA Nations league:

Goolhayayaasha: Yann Sommer (Mönchengladbach), Yvon Mvogo (Leipzig), Jonas Omlin (Basel)

Difaaca: Manuel Akanji (Dortmund), Loris Benito (Young Boys), Nico Elvedi (Mönchengladbach), Michael Lang (Mönchengladbach), Kevin Mbabu (Young Boys), Jacques-François Moubandje (Toulouse), Ricardo Rodríguez (Milan), Fabian Schär (Newcastle)

Khadka Dhexe: Edimilson Fernandes (Fiorentina), Remo Freuler (Atalanta), Xherdan Shaqiri (Liverpool), Djibril Sow (Young Boys), Renato Steffen (Wolfsburg), Granit Xhaka (Arsenal), Denis Zakaria (Mönchengladbach), Steven Zuber (Stuttgart), Noah Okafor (Basel)

Weerarka: Josip Drmić (Mönchengladbach), Haris Seferović (Benfica), Albian Ajeti (Basel)

Isku Aadka Afar Dhamaadka UEFA Nations League:

Arbacada 5 June: Portugal v Switzerland (Estádio do Dragão, Porto, 20:45CET)
Talaadada 6 June: Netherlands v England (Estádio D. Afonso Henriques, Guimaraes, 20:45CET)

Kulanka Tartanka Kaalinta Saddexaad:
Axada 9 June: Estádio D. Afonso Henriques, Guimaraes, 15:00CET

Taariikhda Finalka UEFA Nations League
Axada 9 June: Estádio do Dragão, Porto, 20:45CET