Halkan Kaga Bogo Jadwalka Champions Leaque Ee Kulamada Heerka Groupyada Ka Hadhsan, Isku Aadyada Wareega 16ka Kooxood Ilaa Finalka Iyo Xogta Kulamadii La Soo Ciyaaray.

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa soo bandhigay jadwalka uu tartanka UEFA Champions Leaque ku soocon doono waxaana la soo raaciyay dhamaan natiijooyinkii kulamadii heerka Groupyada iyo waliba kulamada baaaqiga ka ah heerka Groupyada ee ay kooxaha Yurub ku kala bixi doonaan inkasta oo ay haddaba jiraan afar kooxood oo u soo baxay wareega 16 ka kooxood halka 3 kooxood ay tartankan ka hadheen.

Kooxaha PSG, Bayern Munich, Manchester City iyo Tottenham ayaa ah afarta kooxood ee ilaa hadda calankooda ka taagtay wareega 16 ka kooxood ee UCl laakiin waxaa hadhsan 12 kooxood oo kale oo soo bixi doona kulamada shanaad ama lixaad ee heerka Groupyada Champions Leaque.

Haddaba marka hore halkan kaga bogo dhamaan natiijooyinkii kulamadii xili ciyaareedkan ee heerka Groupyada Champions Leaque laga soo ciyaaray.

Natiijooyinkii Kulamadii Kowaad Ee UCL:

Group A: Manchester United 3-0 Basel, Benfica 1-2 CSKA
Group B: Bayern 3-0 Anderlecht, Celtic 0-5 Paris
Group C: Chelsea 6-0 Qarabağ, Roma 0-0 Atlético
Group D: Barcelona 3-0 Juventus, Olympiacos 2-3 Sporting CP
Group E: Liverpool 2-2 Sevilla, Maribor 1-1 Spartak Moskva
Group F: Feyenoord 0-4 Manchester City, Shakhtar Donetsk 2-1 Napoli
Group G: Porto 1-3 Beşiktaş, Leipzig 1-1 Monaco
Group H: Real Madrid 3-0 APOEL, Tottenham Hotspur 3-1 Borussia Dortmund

Natiijooyinkii Kulamadii Labaad Ee UCL:

Group A: Basel 5-0 Benfica, CSKA 1-4 Manchester United
Group B: Paris 3-0 Bayern, Anderlecht 0-3 Celtic
Group C: Qarabağ 1-2 Roma, Atlético Madrid 1-2 Chelsea
Group D: Sporting CP 0-1 Barcelona, Juventus 2-0 Olympiacos
Group E: Sevilla 3-0 Maribor, Spartak Moskva 1-1 Liverpool
Group F: Manchester City 2-0 Shakhtar Donetsk, Napoli 3-1 Feyenoord
Group G: Beşiktaş 2-0 Leipzig, Monaco 0-3 Porto
Group H: Borussia Dortmund 1-3 Real Madrid, APOEL 0-3 Tottenham

Natiijooyinkii Kulamadii Saddexaad Ee UCL:

Group A: Benfica 0-1 Manchester United, CSKA Moskva 0-2 Basel
Group B: Bayern 3-0 Celtic, Anderlecht 0-4 Paris
Group C: Qarabağ 0-0 Atlético, Chelsea 3-3 Roma
Group D: Barcelona 3-1 Olympiacos, Juventus 2-1 Sporting CP: Maribor 0-7
Group E: Liverpool, Spartak Moskva 5-1 Sevilla
Group F: Feyenoord 1-2 Shakhtar Donetsk, Manchester City 2-1 Napoli
Group G: RB Leipzig 3-2 Porto, Monaco 1-2 Beşiktaş
Group H: Real Madrid 1-1 Tottenham Hotspur, APOEL 1-1 Borussia Dortmund

Natiijooyinkii Kulamadii Afraad Ee UCL:

Group A: Manchester United 2-0 Benfica, Basel 1-2 CSKA Moskva
Group B: Celtic 1-2 Bayern, Paris 5-0 Anderlecht
Group C: Atlético 1-1 Qarabağ, Roma 3-0 Chelsea
Group D: Olympiacos 0-0 Barcelona, Sporting CP 1-1 Juventus
Group E: Liverpool 3-0 Maribor, Sevilla 2-1 Spartak Moskva
Group F: Shakhtar Donetsk 3-1 Feyenoord, Napoli 2-4 Manchester City
Group G: Porto 3-1 RB Leipzig, Beşiktaş 1-1 Monaco
Group H: Tottenham Hotspur 3-1 Real Madrid, Borussia Dortmund 1-1 APOEL

Taariikhda La Ciyaari Doono Kulamada Shanaad Ee UCL (21–22 November)

Group A: Basel v Manchester United, CSKA v Benfica
Group B: Anderlecht v Bayern, Paris v Celtic
Group C: Qarabağ v Chelsea, Atlético v Roma
Group D: Juventus v Barcelona, Sporting CP v Olympiacos
Group E: Sevilla v Liverpool, Spartak Moskva v Maribor
Group F: Manchester City v Feyenoord, Napoli v Shakhtar Donetsk
Group G: Beşiktaş v Porto, Monaco v Leipzig
Group H: APOEL v Real Madrid, Borussia Dortmund v Tottenham Hotspur

Taariikhda La Ciyaari Doono Kulamada Lixaad Ee UCL (5–6 December)

Group A:  Manchester United Vs CSKA,  Benfica vs Basel

Group B: Anderlecht v Celtic, Bayern vs Paris

Group C: Chelsea vs Atlético,  Roma vs Qarabağ

Group D: Barcelona vs Sporting CP,  Olympiacos vs Juventus

Group E: Liverpool vs  Spartak Moskva,  Maribor vs Sevilla

Group F: Feyenoord vs  Napoli,  Shakhtar Donetsk vs Manchester City

Group G: Porto vs  Monaco,  Leipzig vs  Beşiktaş

Group H:  Borussia Dortmund v Tottenham Hotspur , APOEL vs Real Madrid

Isku Aadka Wareega 16 Ka Kooxood ee UCL:

Isku aadka wareega 16 ka kooxood ee Champions Leaque waxaa la samayn doonaa December 11 markaas oo la ogaan doono dhamaan 16 ka kooxood ee isku aadkan loo samayn doono.

Taariikhda La Ciyaari Doono Kulamada Wareega 16 Ka Kooxood Ee UCL:

Taariikhda La Ciyaari Doono Kulamada Lugta Kowaad Ee  16ka  (13–14  iyo  20–21 February, 2018)
Taariikhda La Ciyaari Doono Kulamada Lugta Kowaad Ee  16ka (6–7 & 13–14 March, 2018

Siddeed Dhamaadka Champions Leaque:

isku Aadka Sidded Dhamaadka UCL (16 March, 2018)
Taariikhda la ciyaari doono kulamada lugta hore ee Quarter Finalka (3–4 April, 2018)
Taariikhda la ciyaari doono kulamada lugta labaad ee Quarter Finalka (10–11 April, 2018)

Afar Dhamaadka Champions Leaque:

isku Aadka Afar Dhamaadka UCL (13 April, 2018)
Taariikhda la ciyaari doono kulamada lugta hore ee Semi Finalka (24–25 April)
Taariikhda la ciyaari doono kulamada lugta labaad ee Semi Finalka (1–2 May)

Taariikhda FInalka Champios Leaque IYo Goobta Uu Ka Dhici Doono:

Garoonka:  NSK Olimpiyski, Magaalada: Kyiv (26 May, 2018)

Quarter-finals

Draw (16 March)
Quarter-finals, first leg (3–4 April)
Quarter-finals, second leg (10–11 April)

Semi-finals and final

Draw (13 April)
Semi-finals, first leg (24–25 April)
Semi-finals, second leg (1–2 May)

Final, NSK Olimpiyski, Kyiv (26 May)

Comments

comments