Halkan Ka Akhriso Jadwalka Shanta Kooxood Ee Waa Wayn Ee Premier league-Kooxdee Bilaabashada Ugu Badan Loo Gacan Galiyay?

Maamulka horyaalka Premier League ayaa si dhamaystiran u shaaciyay isku aadka jadalka xili ciayaareedka cusub ee Premier leauge waxayna haddaba taageerayaasha kubbada cagta aduunka iyo kooxaha 20 ka ahi ogyihiin sida ay wax u socon doonaan.

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa noqday labada kooxood ee ugu nasiibka xun ee bilaabashada ugu adag kala kulmi doona xili ciyaareedka cusub ee Premier league.

Laakiin koox kastaba waxaa waajib ku ah in ay koox kasta oo ka mid ah 20 ka kooxood ee Premier league ku tartamaya in ay la ciyaari doonto iyada oo kooxda dhibcaha ugu badan heshaa ay koobka ku guulaysan doonto.

Manchester City iyo Liverpool ayaa la filayaa in ay marka ugu horaysaba noqon doonaan kooxaha koobka loo sadaaalinayo kadib wixii ay xili ciyaareedkii dhamaaday soo sameeyeen.

Haddaba shabakada Gool24 ayaa halkan idiinku soo gudbinaysa dhamaanba kulan kasta oo ay ciyaari doonaan shanta kooxood ee Premier League ugu waa wayn.

Iyada oo ayna suurtogal ahayn in hal bog lagu wada daabaco min 38 ka kulan ee ay ciyaari doonaan, shanta kooxood ee waa wayni waxaanu idiin samaynay shan bog oo kala duwan iyadada oo bogba hal koox uu jadwalkeeda oo dhamaystirani ku qoran yahay.

TIXRAAC QAABKA JADALKA OO DHAN:

Bogga 1-aad– Jadalka Arsenal oo dhamaystiran

Bogga 2-aad– Jadalka Manchester City oo dhamaystiran

Bogga 3-aad– Jadalka Chelsea oo dhamaystiran

Bogga 4-aad– Jadalka Manchester United oo dhamaystiran

Bogga 5-aad– Jadalka Liverpool oo dhamaystiran

Jadalka Kooxda Arsenal ee Premier league Oo dhamaystiran:

11/08/2019 – Newcastle United v Arsenal

17/08/2019 – Arsenal v Burnley

24/08 /2019- Liverpool v Arsenal

31/08/2019 – Arsenal v Tottenham Hotspur

14/09/2019 – Watford v Arsenal

21/09/2019 – Arsenal v Aston Villa

28/09/2019 – Manchester United v Arsenal

05/10/2019 – Arsenal v Bournemouth

19/10/2019 – Sheffield United v Arsenal

26/10/2019 – Arsenal v Crystal Palace

02/11/2019 – Arsenal v Wolverhampton

09/11/2019 – Leicester City v Arsenal

23/11 – Arsenal v Southampton

30/11 – Norwich City v Arsenal

03/12 – Arsenal v Brighton

07/12 – West Ham United v Arsenal

14/12 – Arsenal v Manchester City

21/12 – Everton v Arsenal

26/12 – Bournemouth v Arsenal

28/12 – Arsenal v Chelsea

01/01/2020 – Arsenal v Manchester United

11/01/2020 – Crystal Palace v Arsenal

18/01/2020 – Arsenal v Sheffield United

22/01/2020 – Chelsea v Arsenal

01/02/2020 – Burnley v Arsenal

08/02/2020 – Arsenal v Newcastle United

22/02/2020 – Arsenal v Everton

29/02 – Manchester City v Arsenal

07/03 – Arsenal v West Ham United

14/03 – Brighton v Arsenal

21/03 – Southampton v Arsenal

04/04 – Arsenal v Norwich City

11/04 – Wolverhampton v Arsenal

18/04 – Arsenal v Leicester City

25/04 – Tottenham Hotspur v Arsenal

02/05 – Arsenal v Liverpool

09/05 – Aston Villa v Arsenal

17/05 – Arsenal v Watford

Riix 2,3,4,5 si aad jadalka kooxaha oo dhan u akhrisato adiga oo tixraaca hore soo fahmay.