DOOD WAYN: Toban Khabiir Oo Soo Xushay Xidig Sanadka Iyo Kooxda Xili Ciyaareedka Premier League Ugu Fiican-Midkee Fikirkaaga La Mid Yahay?

Toban khabiir oo ka hawl gala wargayska Express Sport ayaa dood wayn ka yeeshay shaxda kooxda xili ciyaareedka Premier league ugu fiican iyo ciyaratoyga ay tahay in loo doorto laacibka sanadka ee horyaalka Premier league ugu fiican.

Tan iyo xili ciyaareedkan waxaa jirtay dood wayn oo ka soo taagnayd xidig loo dooran karo abaal marinta Premier league ugu qaalisan ee laacibka sanadka ugu fiican.

Khabiiradan ayaa gabi ahaanba ku kala aragti duwanaaday xidig inta ugu badan u qalma abaal marinta ciyaartoyga sanadka ee Premier League ugu fiican.

Laakiin khabiir kasta oo ka mid ah tobankan khabiir ayaa sidoo kale soo xulayay shaxda kooxda uu u arko in ay xili ciyaareedkan ugu fiicnayd ee 11 ka ciyaartoy ee ugu qaab ciyaareedka fiicnaa.

Iyada oo lagu sii dhawaanayo waqtiga la bixin doono abaal marinta xidiga sanadka Premier league ugu fiican iyo waliba shaxda kooxda, ayay khabiiradani soo xuleen ciyaartoyda u qalma iyo shaxaha ugu fiican.

Haddaba halkan kaga bogo shaxaha iyo ciyaartoyda ay tobankan khabiir mid walba soo xulay ee uu la doonayo abaal marinta xidiga sanadka iyo shaxda xili ciyaareedka Premier leauge ugu fiican.

1-Matt Atherton

Abaal Marinta Xidiga Sanadka – Kevin de Bruyne

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Pope, Alexander-Arnold, Van Dijk, Soyuncu, Chilwell, Rodri, De Bruyne, Grealish, Salah, Vardy, Aubameyang

2-Konstantinos Lianos

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Virgil van Dijk

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Alisson; Alexander-Arnold, Van Dijk, Soyuncu, Robertson; Fernandes, Maddison, De Bruyne; Mane, Vardy, Aguero.

3-Luke Gardener

Abaal Marinta Xidiga Sanadka: Jordan Henderson

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Dean Henderson, Trent Alexander-Arnold, Virgil van Dijk, Jonny Evans, Andy Robertson, Jordan Henderson, Kevin de Bruyne, Bruno Fernandes, Sadio Mane, Jamie Vardy, Pierre-Emerick Aubameyang

4-Gideon Brooks

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Kevin De Bruyne

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league:: Alisson; Alexander-Arnold, Van Dijk, Evans, Robertson; De Bruyne, Kovacic, Fleck; Traore, Jimenez, Rashford.

5-Dan Blackham

Abaal Marinta Xidiga Sanadka: Virgil van Dijk.

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Soyuncu, Robertson; De Bruyne, Fabinho, Henderson; Mane, Firmino, Aubameyang.

6-Jim Holden

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Jordan Henderson

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Dean Henderson; Trent Alexander-Arnold, Virgil Van Dijk, Caglar Soyuncu, Andy Robertson; Kevin De Bruyne, Jordan Henderson, John Fleck; Adama Traore, Jamie Vardy, Raheem Sterling.

7-Rhys Turrell

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Virgil van Dijk

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Dean Henderson; Trent Alexander-Arnold, Virgil van Dijk, Jack O’Connell, Andrew Robertson; Jordan Henderson, Kevin de Bruyne, James Maddison; Sadio Mane, Roberto Firmino, Jack Grealish

8-Matthew Dunn

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Virgil Van Dijk

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Henderson; Alexander-Arnold, Van Dijk, Maguire, Robertson; De Bruyne, Henderson, Fernandes; Aubameyang, Vardy, Mane.

9-Tony Banks

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Jordan Henderson

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Alisson (Liverpool); Alexander-Arnold (Liverpool), Van Dijk (Liverpool), Evans (Leicester), Robertson (Liverpool); De Bruyne (Man City), Maddison (Leicester), Henderson (Liverpool); Vardy (Leicester), Salah (Liverpool), Mane (Liverpool).

10-Lewis Winter

Abaal Marinta Xidiga Sanadka : Trent Alexander-Arnold

Kooxda Xili Ciyaareedka Premier league: Alisson; Trent Alexander-Arnold, John Egan, Virgil van Dijk, Andy Robertson; Jordan Henderson, Jack Grealish, Kevin De Bruyne, Sadio Mane, Pierre-Emerick Aubameyang, Jamie Vardy

Haddaba akhriste, tobankan khabiir midkee ayaad isku fikrad ka tihiin xidiga sanadka ee xili ciyaareedkan Premier League ugu fiicnaa? sidoo kale shaxee u qalanta shaxda kooxda xili ciyaareedka Premier league ugu fiican?

3 Comments

  1. Waaba damiiniin kuwa bruno Fernandez mesha keenay!
    Yeelkoode anaga waxay ilatahay sidan:
    XIDIGA SANADKA- Kiven de bruyne
    Kooxada sanadka – Alison, Arnold, van dijk, caglar s. , Robertson, rodri, de bruyne, Henderson, mane, ings, iyo verdy

    • Alison becker liverpool virgil vandij liverpool soyuncu leicter city alexder arnold liverool andy robertson liverpool kevin debrune mancity maddison liecter city
      jorden henderson liverpool sadio mane liverpool abaumeyang arsenal jemie vardy

  2. Aliison Van dijk Arlond robertson gomes
    Henderson wijnaldom De burayn
    Mane salah Obeymeyang

Comments are closed.