RASMI: Isku Aadka Jadwalka Premier League Oo La Soo Saaray, Kulamada Furitaanka, Kulamada Xidhitaanka Iyo Xogta Aad U Baahan Tahay.

Maamulka horyaalka Premier league ayaa hadda soo saaray isku aadka jadwalka kulamada xili ciyaareedka cusub ee soo socda waxaana haddaba la ogyahay kulamada ay koox kasta oo Premier league ahi ku bilaaban doonto.

Waxaa kulamada xili ciyaareedka cusub ee Premier League lagu bilaabi doonaa kulan dhex mari doona kooxda Liverpool oo soo dhawayn doonta Norwich City waana ku bilaabasho riyo u ah Jurgen Klopp iyo kooxdiisa Reds. Kulanka Liverpool iyo Norwich waxaa la ciyaari doonaa jimcaha August 9.

Manchester City ayaa kulanka furitaanka booqan doonta kooxda West Ham United waxaana kulankan la ciyaari doonaa sabtida August 10.

Arsenal ayaa isla sabtida August booqan doonta kooxda Newcastle United halka Manchester United iyo Chelsea ay afka iskula galeen kulanka ugu adag ee maalinta furitaanka Premier league.

Halkan kaga bogo Kulamada Furitaanka premier league

Jimcaha, 9 August: Liverpool v Norwich City (8pm – live on Sky)

Sabtida, 10 August: West Ham United v Manchester City (12.30pm)

Sabtida, 10 August: Bournemouth v Sheffield United (3pm)

Sabtida, 10 August: Burnley v Southampton (3pm)

Sabtida, 10 August: Crystal Palace v Everton (3pm)

Sabtida, 10 August: Leicester City v Wolves (3pm)

Sabtida, 10 August: Watford v Brighton (3pm)

Sabtida, 10 August: Tottenham v Aston Villa (5.30pm – live on Sky)

Axada, 11 August: Newcastle United v Arsenal (2.00pm – live on Sky)

Axada, 11 August: Manchester United v Chelsea (4.30pm – live on Sky)

Min Saddexda Kulan Ee  Ay Lixda Kooxood ee Waa Wayn Ee premier league Ku Bilaaban Doonaan Xili Ciyaareedka cusub Ee 2019/2020

Man City: West Ham (a), Tottenham (h), Bournemouth (a)

Liverpool: Norwich (h), Southampton (a), Arsenal (h)

Chelsea: Man Utd (a), Leicester (h), Norwich (a)

Tottenham: Aston Villa (h), Man City (a), Newcastle (h)

Man Utd: Chelsea (h), Wolves (a), Crystal Palace (h)

Arsenal: Newcastle (a), Burnley (h), Liverpool (a)

Kulamada Xidhitaanka Maalinta Premier league ugu danbaysa:

Arsenal v Watford

Burnley v Brighton

Chelsea v Wolves

Crystal Palace v Tottenham

Everton v Bournemouth

Leicester City v Manchester United

Manchester City v Norwich City

Newcastle United v Liverpool

Southampton v Sheffield United

West Ham United v Aston Villa