RASMI: Germany Vs France, England Vs Croatia Iyo Isku Aadka Euro 2020 Oo Kulamo Cajiib Ahi Ka Soo Baxeen.

Advertisements

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka tartanka xulalka qaramada Yurub ee Euro 2020 waxayna qaramada Yurub hadda ogaadeen Groupyada ay ka tirsan yihiin ee ay ka dhex dagaalami doonaan tartanka Euro 2020.

Group F ayaa noqday mid si wayn loo sugi doono kulamadadiisa Euro 2020 kadib markii ay ku soo wada baxeen xulalka awooda badan ee Germany iyo France waxaana kula jira Portugal oo kooban difaacanaya iyada oo Group F uu noqday guruubka dhimashada.

Xulka qaranka England ayaa ku jira Group D waxayna kuwada jiraa Croatia, Czech Republic iyo

Xulka qaranka Spain oo ku jira Group E ayay weheliyaan xulalka Poland iyo Sweden .

Advertisements

Xulalka Italy, Switzerland, Turkey iyo Wales ayaa kuwada jira Group A

Laakiin xulka qaranka Netherlands ayaa helay isku aad aan naxdin badan lahayn waxayna Group C kuwada jiraan Austria, Ukraine iyo

Halkan kaga bogo Isku Aadka Euro 2020 :

Group A: Italy, Switzerland, Turkey, Wales

Group B: Belgium, Russia, Denmark, Finland

Group C: Ukraine, Netherlands, Austria, Path A/D*

Group D: England, Croatia, Czech Republic, Path C (including Scotland)**

Group E: Spain, Poland, Sweden, Path B (including NI and ROI)***

Group F: Germany, France, Portugal, Path A/D*

*Iceland, Bulgaria, Hungary, Romania, Georgia, Belarus, North Macedonia or Kosovo

**Scotland, Israel, Norway, Serbia

***Slovakia, Bosnia-Herzegovina, Northern Ireland, Republic of Ireland

Xidigaha iyo xulalka ay saaran yihiin isla akhri.

Advertisements