Home » Archives by category » World Cup 2018

Koobka Aduunka 2018 -ka Ee Rusia Oo Ay U  Badan Tahay Inaysan Kasoo Muuqan Xidig Ama Laba Xidig Ee Ah Kuwa Ugu Waaweyn Kubada Cagta, Sida Lionel Messi, James Rodriguez Iyo Alexis Sanchez

Koobka Aduunka 2018 -ka Ee  Rusia Oo Ay U  Badan Tahay Inaysan Kasoo Muuqan Xidig Ama Laba Xidig Ee Ah Kuwa Ugu Waaweyn Kubada Cagta, Sida Lionel Messi, James Rodriguez Iyo Alexis Sanchez

Waxaa jiri doona kulamo xiiso badan ee laga ciyaari doono koonfurta Ameerica kuwaasoo ka tirsan kulamada loogu soo gudbayo isreeb reebka koobka aduunka sanada 2018, waxaana shaqa adag sugeysa qaar ka mid ah xulalka waaweyn, iyadoona ay suuragal noqon karta in qaar ka mid ah xulalka waaweyn inaysan kasoo muuqan koobka aduunka soo aadan ee […]

Tababaraha Xulka Qaranka Argantina Ee Edgardo Bauza: “Waxaan Rajeenayaa Inaan Arko Lionel Messi Oo Ku Guuleysanaya Koobka Aduunka Ee Lagu Qaban Doono Dalka Russia”

Tababaraha Xulka Qaranka Argantina Ee Edgardo Bauza: “Waxaan Rajeenayaa Inaan Arko Lionel Messi Oo Ku Guuleysanaya Koobka Aduunka Ee Lagu Qaban Doono Dalka Russia”

Tababaraha xulka qaranka Argantina ee Edgardo Bauza ayaa wuxuu qiray inuu si weyn u xiiseenayo shaqsiyan in xidiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu kula guuleysto koobka aduunka soo aadan 2018 ee lagu qaban doono dalka Russia. Edgardo Bauza ayaa wuxuu kasoo muuqday wareysi uu si gaar ah u siiyay wargeyska: “La Nación” “madoonayo inaan […]