Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 3)

WARBIXIN: Wada Hadaladii Lagu Doonayay In Zlatan Ibrahimovic Uu Heshiis Cusub Ugu Saxiixi Lahaa Man United Oo Istaagay Iyo Sababta Ka Danbaysa Oo La Ogaaday.

WARBIXIN: Wada Hadaladii  Lagu Doonayay In Zlatan Ibrahimovic Uu Heshiis Cusub Ugu Saxiixi Lahaa Man United Oo Istaagay Iyo Sababta Ka Danbaysa Oo La Ogaaday.

Manchester United ayaa doonaysa in Zlatan Ibrahimovic ay sanad kale ku sii hayso Old Traffrod, waxaana jiray damaanad qaad uu tababare Jose Mourinho hore u sameeyay kaas oo ahaa in Xidiga ree Sweden uu xili ciyaareedka danbe ka sii ciyaari doono kooxdiisa, wuxuuna ku tilmaamay in uu noqon doono xili ciyaareedkii…

MAQAAL: Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Saamaynta Wayn Ee Ay Tartanka Horyaalka La Ligaha Ku Yeelan Karaan Kulamada Atletico Madrid vs Barcelona Iyo Villarreal Vs Real Madrid Iyo Xaalada Ay Ku Jiraan Los Merengues Iyo Azulgrana.

Dhawr todobaad ka hor waxay u muuqatay in Real Madrid ay ku sii dhawaanayso sidii ay hal gacan ugu sii qabsan lahayd koobka horyaala La Ligaha oo ay ku guulaysigiisa ka maqnayd muddo shan sanadood ah, laakiin hadda taasi waxay u muuqataa in ay waqti fog ahayd waxaana dib u…

Daafacii Hore Kooxda Manchester United Patrice Evra: “Waxaan Aaminsanahay Xidhiidhka Igaala Dhaxeeya Luis Suarez Inuu Yahay Mid Aad U Wanaagsan”

Daafacii Hore Kooxda Manchester United Patrice Evra: “Waxaan Aaminsanahay Xidhiidhka Igaala Dhaxeeya Luis Suarez Inuu Yahay Mid Aad U Wanaagsan”

Daafacii hore kooxda Manchester United haatana ka tirsan kooxda ree France ee Marseille Patrice Evra ayaa wuxuu ka hadlay sida uu yahay haatan xidhiidhka kala dhaxeeya xidiga ree Uruguay iyo kooxda Barcelona ee Luis Suarez, wuxuuna tilmamay inuu haatan yahay mid ka wanaagsan xiliyadii lasoo dhaafay, wuxuuna hadalka Patrice Evra…

WABRIXIN: Xidhiidhka Kubbada Spain Ee RFEF Oo Laga Dalbaday In Real Madrid Ay Ka Xayuubiyaan AFAR Koob Oo Tartanka Copa Del Rey Ah Iyo Sababta Ka Danbaysay Dalabkan Oo Faah Faahsan.

WABRIXIN: Xidhiidhka Kubbada Spain Ee RFEF Oo Laga Dalbaday In Real Madrid Ay Ka Xayuubiyaan AFAR Koob Oo Tartanka Copa Del Rey Ah Iyo Sababta Ka Danbaysay Dalabkan Oo Faah Faahsan.

Tartanka koobka boqorka Spain ee hadda loo yaqaan Copa Del Rey ayaa soo maray laba waji oo kala duwan, waxaana la bilaabay sanadkii 1903 dii markaas oo aanu xidhiidhka kubbada cagta Spain ee ay FIFA aqoonsan tahay tartankan maamuli jirin isla markaana ay qaban qaabiyaal ka ahaayeen Madrid, laakiin sanadkii 1909…

Khadka Dhexe Kooxda Chelsea Ee  Cesc Fabregas Oo Si Weyn U Beeniyay Ka Tagistiisa Garoonka Stamford Bridge Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Khadka Dhexe Kooxda Chelsea Ee  Cesc Fabregas Oo Si Weyn U Beeniyay Ka Tagistiisa Garoonka Stamford Bridge Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Khadka dhexe kooxda Chelsea ee  Cesc Fabregas oo beeniyay wararka ku aadan inuu isaga tagayo garoonka Stamford Bridge dhamaadka xili ciyaareedkan, kadib markii uu lumiyay booskii joogtada uu ku lahaa kooxda Bleus xili ciyaareedkan 2016/2017, tan iyo imaatinka macalin Antonio Conte. Xiliyadii lasoo dhaafay ayaa waxaa si weyn loo hadal…

Kulanka Horyaalka La Liga-ha Ee Kooxaha Real Madrid Iyo Celta Vigo Ee Baaqiga U Ahaa Oo Lagu Wado Inuu Dib U Sii Dhaco Qabsoomidiisa Ilaa Iyo Bisha May Ee Soo Aadan

Kulanka Horyaalka La Liga-ha Ee Kooxaha Real Madrid Iyo Celta Vigo Ee Baaqiga U Ahaa Oo Lagu Wado Inuu Dib U Sii Dhaco Qabsoomidiisa Ilaa Iyo Bisha May Ee Soo Aadan

Kulanka kooxaha Real Madrid iyo Celta Vigo ee baaqiga u ahaa labadan kooxood kana tirsanaa kulamadii 21aad ee horyaalka La Liga ee dalka Spain, ayaa u muuqdo mid dib loo sii dhigay maadaama ay kooxda  Celta Vigo usoo gudubtay  wareega 16ka ee koobka Europa League. Kooxda Celta Vigo ayaa isku…

Weeraryahanka Kooxda Sevilla Stevan Jovetic Oo Kala Doortay Cida Wanaagsan Xidigaha Sida Weyn Ugu Dagaalama Kubada Cagta Ee Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo

Weeraryahanka Kooxda Sevilla Stevan Jovetic Oo Kala Doortay Cida Wanaagsan Xidigaha Sida Weyn Ugu Dagaalama Kubada Cagta Ee Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo

Weeraryahanka cusub ree Montenegro iyo kooxda Sevilla Stevan Jovetic ayaa wuxuu si cad u qiray inuusan arkin inta uu ku gudi jiro kubada cagta xidig ka wanaagsan xidiga kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argantina Lionel Messi, wuxuuna sheegay in Messi uu yahay kan ugu wanaagsan. Stevan Jovetic ayaa hada da’adiisu…

Kooxaha Ka Dhisan Horyaalka Chinese Super League Oo Baadi Goob Xoogan  Ugu Jira Sidii Ay Ku Soo Qaadan Lahaayeen Laacibka Kooxda Manchester United Ee Ashley Young

Kooxaha Ka Dhisan Horyaalka Chinese Super League Oo Baadi Goob Xoogan  Ugu Jira Sidii Ay Ku Soo Qaadan Lahaayeen Laacibka Kooxda Manchester United Ee Ashley Young

Kooxaha ka dhisan horyaalka Chinese Super League ayaa baadi goob xoogan  ugu jira sidii ay ku soo qaadan lahaayeen laacibka kooxda Manchester United ee Ashley Young. Waxayna doonayaan inay ka faa’ideystaan adeegiisa maadaama uusan ilaa iyo haatan fadhin mustaqbalkiisa garoonka Old Trafford. Suuqa kala iibsiga Ee horyaalka Chinese Super League…

Tababare Pep Guardiola Oo Kala Hadlay Agaasimaha Isboortiga kooxda Man City Txiki Begiristain, Saxiixa Daafaca Ree Brazil  Iyo Kooxda Juventus Dani Alves

Tababare Pep Guardiola Oo Kala Hadlay Agaasimaha Isboortiga kooxda Man City Txiki Begiristain, Saxiixa Daafaca Ree Brazil  Iyo Kooxda Juventus Dani Alves

Sida ay shaacinayaa wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka England Manchester City ayaa wada qorsho ay kula soo wareegeyso daafaca ree Brazil  Dani Alves, waxaana raga qorshahaas wada hormuud ka ah macalinka ree Spain Pep Guardiola. Wargeyska “Daily Mail” ee kasoo baxa gudaha dalka England ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in…

Tababaraha Kooxda Juventus Ee Massimiliano Allegri  Oo Soo Galay Liiska Macalimiinta Ay Barcelona Dooneyso Si Ay Uga Dhigato Badalka Luis Enrique.

Tababaraha Kooxda Juventus Ee Massimiliano Allegri  Oo Soo Galay Liiska Macalimiinta Ay Barcelona  Dooneyso Si Ay Uga Dhigato  Badalka Luis Enrique.

Kooxda Barcelona ayaa quundareenaysa inay soo qaadato macalin Massimiliano Allegri  iyaga oo doonaysa inay badal kaga dhigato tababaraheeda ree Spain  ee Luis Enrique, waxaana sidaas laga soo xiganayaa majalada  “calico mercato.com”. Blaugrana ayaa suuqa ka raadineysa tababaraha ay badalka kaga dhigan lahayd Luis Enrique kaasoo u muuqda inuu yahay mid…

Wargeysyada Dalka Spain Oo Soo Bandhigay Magacyada Uu Doonayo Madaxweynaha Kooxda Real Madrid Florentino Perez, Inuu Ka Sifeeyo Garoonka Santiago Bernabéu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Wargeysyada Dalka Spain Oo Soo Bandhigay Magacyada Uu Doonayo Madaxweynaha Kooxda Real Madrid Florentino Perez, Inuu Ka Sifeeyo Garoonka Santiago Bernabéu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Madaxweynaha kooxda Real Madrid Florentino Perez ayaa lagu soo waramayaa inuu ku gudi jiro talaabadii ugu dambeysay ee diyaarinta qorshihii uu garoonka Santiago Bernabéu, qaar ka tirsan xidigaha ku sugan safka kooxda Los Blancos dhamaadka xili ciyaareedkan. Wargeyska “AS” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in madaxweyne Florentino Perez ayaa uu…

Kooxda Barcelona Oo Diyaarineysa Qorshe Ay Ku Dooneyso Inay Kula soo Saxiixato Dhamaadka Xili Ciyaareedkan Daafaca Kooxda Tottenham Ee Kyle Walker

Kooxda Barcelona Oo Diyaarineysa Qorshe Ay Ku Dooneyso Inay Kula soo Saxiixato Dhamaadka Xili Ciyaareedkan Daafaca Kooxda Tottenham Ee Kyle Walker

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay u soo jeesatay soo xero galinta daafaca garabka midig ee kooxda Tottenham Hotspur iyo xulka qaranka England Kyle Walker, waxayna doonayaan inay u dhaqaaqaan suuqa soo aadan ee ciyaaryahanada, waxaana sidaas laga soo xigtay qaar ka mid wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka England.…

Gudoomiyaha Arsenal Ee Sir Chips Keswick U Digay Alexis Sanchez Iyo Mesut Ozil In Kooxdiisu Ayna Baanka Ujabin Doonin Mushaarka Ay Dalbanayaan.

Gudoomiyaha Arsenal Ee Sir Chips Keswick U Digay Alexis Sanchez Iyo Mesut Ozil In Kooxdiisu Ayna Baanka Ujabin Doonin Mushaarka Ay Dalbanayaan.

Gudoomiyaha kooxda Arsenal ee Sir Chips Keswick  ayaa sheegay hadal dignin u ah labada xidig ee kooxdiisa ugu muhiim ee  Alexis Sanchez iyo Mesut Ozil kuwaas oo dalbaday in si ay heshiisyo cusub u saxiixaan ay marka hore kooxdu mushaarkooda si wayn sare ugu qaado, laakiin Gunners oo ku dhawaaqday in…

Hordhac: Cheslea Vs Swansea City- Antonio Conte Oo Kooxdiisa Ka Dalbaday In Ayna Markale Hurdo La’aan Ku Ridin Iyo Paul Clement Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Stamford Bridge.

Hordhac: Cheslea Vs Swansea City- Antonio Conte Oo Kooxdiisa Ka Dalbaday In Ayna Markale Hurdo La’aan Ku Ridin Iyo Paul Clement Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Stamford Bridge.

Chelsea ayaa Stamford Bridge ku soo dhawanaysa kooxda sida fiican uga soo dagaalantay in ay ka soo baxdo kaalmaha ugu hooseeya ee heerka laabad loogu dhaco ee Swnsea City, waxayna labada kooxood kulankan ciyaarayaan iyada oo ay sii wadi doonaan dagaalka ay ugu jiraan ku guulaysiga koobka Premier Leaque-ga oo…

Miyuu Zlatan Ibrahimovic Ku Guuleysan Doonaa Koobkiisii 31aad Axada? Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Koobabkii Uu Ku Soo Guuleystay.

Miyuu Zlatan Ibrahimovic Ku Guuleysan Doonaa Koobkiisii 31aad Axada? Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Koobabkii Uu Ku Soo Guuleystay.

Iyadoo koobkii ugu horeysay ee 2017 loo tartamayo kulanka Axada ee ka dhacaya Wembley, Zlatan Ibrahimovic ayaa indhaha ku haya inuu koob kale ku darsado armaajadiisa ay biladaha ka buuxaan. Rikooryada ayaa ah kuwa mar walba sii dhacaya intii uu garoonka ku jiro halyeeyga reer Sweden. Dad badan ayaa saf…

Xiddigaha Bournemouth Oo Sheegay Inay Xirtaan Okiyaale Oronjo Ah Si Uu Horumar U Sameeyo Qaab Ciyaareedkooda

Xiddigaha Bournemouth Oo Sheegay Inay Xirtaan Okiyaale Oronjo Ah Si Uu Horumar U Sameeyo Qaab Ciyaareedkooda

Waxaa marba marka ka danbeysa sarre u sii kacaya teknooloojiyada loo adeegsanayo in lagu horumariyo fayow qabka ciyaartoyda iyo qaabka ugu wanaagsan ee ay u ciyaari karaan Horumarkii laga sameeyay sida ay ciyaartoyda isagu diyaariyaan kulan sannadihii ugu danbeeyay waxa ay ahaayeen kuwa ka soo bilowda raashiinka uu cuno ilaa…