Home » Archives by category » Wararka Maanta

Arsenal Oo Halis Ugu Jirta In Ay Lumisi Francis Cagigao Oo Ah Ninkii Gunners Ka Caawiyay Saxiixyo Ay Ka Mid Ahaayeen Cesc Fabregas, Alexis Sanchez Iyo Santi Cazorla .

Arsenal Oo Halis Ugu Jirta In Ay Lumisi Francis Cagigao Oo Ah Ninkii Gunners Ka Caawiyay Saxiixyo Ay  Ka Mid Ahaayeen Cesc Fabregas, Alexis Sanchez Iyo Santi Cazorla .

Ciyaartoyda iyo tababarayaasha oo kaliya kuma koobna, balse sidoo kale waxaa jira shaqaale kale oo ay kooxuhu la kala wareegeen sida ragga suuqa kala iibisaga iyo shaqaalaha caafimaadka oo kale. Arsenal ayaa halis ugu jirta in ay waydo Francis Cagigao oo ah madax shaqaalaysiinta caalamiga ah ee Gunners kaas oo waqti dheer ka soo hawl galayay […]

Liiska Toban Gool Dhaliye Oo Mid Ka Mid Ah Ay Suurtogal Tahay In Jurgen Klopp Uu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan La Soo Saxiixan Doono Iyo Alexis Sanchez Oo Qayb Ka Ah.

Liiska Toban Gool Dhaliye Oo Mid Ka Mid Ah Ay Suurtogal Tahay In Jurgen Klopp Uu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan La Soo Saxiixan Doono Iyo  Alexis Sanchez Oo Qayb Ka Ah.

Liverpool ayaa heysta weeraryahanada hal abuurka leh ee ay abid u baahnaayeen laakiin waxa ay kaliya u baahan yihiin xiddig dhameystira fursadaha ay abuuraan.Brendan Rodgers waxa uu heystay SAS oo ahaa Daniel Sturridge iyo Luis Suarez kuwaasoo ku dhawaaday inay horyaalka u qaadaan kooxda seddex xilli ciyaareed ka hor. Sturridge ayay u badan tahay in uu […]

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee maanta Oo Khamiis Ah Inta Ugu Badan Looga Hadlay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ugu Qiimaynta Sareeyaa? Iyo Xidigo Magac Wayn Oo Liiskan Ku Soo Baxay.

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee maanta Oo Khamiis Ah Inta Ugu Badan Looga Hadlay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ugu Qiimaynta Sareeyaa? Iyo Xidigo Magac Wayn Oo Liiskan Ku Soo Baxay.

Waxaa soo dhawaanaya waqtiga uu mar labaad dib furmi doono suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee xagaagu iyada oo xili ciyaareedkan 2016/17 uu dhamaad ku soo dhawaanayo, waxayna kooxuhu suuqa ka raadsanayaan xidigaha ay kooxahooda ku soo xoojin karaan, waxaana sidoo kale jira ciyaartoy waa wayn oo suuqa kala iibsiga looga hadlo in ay ka tagayaan […]

Goolhaye Gianluigi Buffon Oo Ku Kaftamay In Uu Ciyaaraha Kaga Fadhiisan Doono Qaabkii Zinedine Zidane Oo Uu Ciyaaroy Garoonka Ku Dhex Herdiyi Doono!!.

Goolhaye Gianluigi Buffon Oo Ku Kaftamay In Uu Ciyaaraha Kaga Fadhiisan Doono Qaabkii  Zinedine Zidane Oo Uu Ciyaaroy Garoonka Ku Dhex Herdiyi Doono!!.

Goolhayaha halyayga ah ee xulka qaranka Talyaaniga iyo kooxda Juventus ee Gianluigi Buffon ayaa sheegay in uu ugu danbayn tixgalin doono sidii uu uga fadhiisan lahaa kubbada cagta ee uu waqti dheer ku soo dhex jiray laakiin waxa uu ku kaftamay in uu ciyaaraha kafa fadhiisan doono qaab la mid ah qaabkii Zinedine Zidane ee […]

Sir Alex Ferguson Oo Sheegay In Dhibaatada Kooxaha Premier Leaque-ga Ka Haysata Champions Leaque-ga Ay Masuul Ka Yihiin Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Oo Ay Soo Dhamaan Doonto.

Sir Alex Ferguson Oo Sheegay In Dhibaatada Kooxaha Premier Leaque-ga Ka Haysata  Champions Leaque-ga Ay Masuul Ka Yihiin Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Oo Ay Soo Dhamaan Doonto.

Hayaygii Manchester United ee Sir Alex Ferguson ayaa cudur daar u sameeyay guuldarada kooxaha Premier Leaque-ga ee Champions Leaque-ga wuxuuna dusha ka saaray in ay masuul ka yihiin Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo kooxaha ree Spain sabab ugu noqday in ay si joogto ah ugu tartankaan koobkan. Kooxda Leicester City oo kaliya ayaa xili […]

Kooxaha Man United Iyo Liverpool Oo Si Toos Ah Ugu Dagaalamaya Saxiixa Difaaca Atletico Madrid Ee Jose Gimenez.

Kooxaha Man United Iyo Liverpool Oo Si Toos Ah Ugu Dagaalamaya Saxiixa Difaaca Atletico Madrid Ee Jose Gimenez.

Kooxaha colaada wayni ka dhexayso ee Manchester United iyo Liverpool ayaa si toos ah dhamaadka xili ciyaareedkan ugu dagaalami doona saxiixa difaaca dhexe ee kooxda Atletico Madrid ee Jose Gimenez. Jose Mourinho iyo Jurgen Klopp ayaa gorada isku galin doona tartanka loogu jiro saxiixa  Gimenez kaas oo aan xili ciyaareedkan boos joogto ah ku haysan kooxda Diego […]

QIIRO: Riyadii Xulka Qaranka Suuriya Ee Koobka Aduunka Oo Xaqiiqo Ku Dhaw Iyo Tabaraha Suuriya Ee Ayman Hakeem Oo Farxad Darteed Hoohin La Joojinta Waayay.

QIIRO: Riyadii Xulka Qaranka Suuriya Ee Koobka Aduunka Oo Xaqiiqo Ku Dhaw Iyo Tabaraha Suuriya Ee Ayman Hakeem Oo Farxad Darteed Hoohin La Joojinta Waayay.

Dalka Suuriya ee ay dagaalada sokeeye dishoodeen ayay kooxdooda kubbada cagta ee xulka qarankoodu ku riyoonayeen in ay markii ugu horysay u soo baxaan koobka aduunka, laakiin riyadaasi waxay hadda ku dhaw dahay in ay xaqiiq noqoto. Daqiiqadii 90 iyada oo la dhaafay ayay ciyaartu hayad barbaro gool la’aan ah ee kulankii dhex maray xulalka […]

Ugu Dhawaan Tikidhada Kulanka El Claisco-da Maimi Oo Haddaba La Iibsaday, Qiimaha Suuqa Madaw Oo Cirka Isku Sii Shareeraya.

Ugu Dhawaan Tikidhada Kulanka El Claisco-da Maimi Oo Haddaba La Iibsaday, Qiimaha Suuqa Madaw Oo Cirka Isku Sii Shareeraya.

Tan iyo markii dhawaan si rasmi ah loo shaaciyay in kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ay kulan saaxiibtinimo oo ka tirsan ICC Cupka ay ku ciyaari doonaan dalka Maraykanka gaar ahaan Miami ayay jamaahiirta kubbada cagtu si waali ah u dalbanayeen iibka tikidhada kulankan lagu gali doono.  Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ayaa markii ugu […]

Halyaygii Ree France Iyo Kooxda Chelsea Ee Frank Leboeuf Oo Si Lama Filaan Ah Weerar Ugu Qaaday NGolo Kante, Maxaa Kante Ka Qaldan?

Halyaygii Ree France Iyo Kooxda Chelsea Ee  Frank Leboeuf Oo Si Lama Filaan Ah Weerar Ugu Qaaday NGolo Kante, Maxaa Kante Ka Qaldan?

Xidiga xulka qaranka France iyo kooxda Chelsea ee  NGolo Kante ayaa amaan badan ka helayay dad badan oo kubbada cagta ku lug leh, laakiin waxa uu weerar culusi kaga yimid mid ka mid ah halyayadii kooxda Chelsea iyo xulka qaranka France iyada oo Frank Leboeuf  uu dhaliil kulul u soo jeediyay xidiga dalkiisa France ee Kante. Kante […]

Neymar JR Oo Wali Sii Wada Ololaha Uu Philippe Coutinho Ugu Dhiiro Galinayo In Uu Barcelona Kula Soo Biiro.

Neymar JR Oo Wali Sii Wada Ololaha Uu Philippe Coutinho Ugu Dhiiro Galinayo In Uu Barcelona Kula Soo Biiro.

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar JR ayaa wali sii wada ololaha uu ugu jiray in uu arko siixiibkiisa ree Brazil ee ee Philippe Coutinho oo Barcelona ay iska garab ciyaarayaan. Neymar JR oo bixiyay waraysi dhinacyo badan leh ayaa sheegay in Philippe Coutinho uu si buuxda ugu haboon yahay Barcelona isla markaana aanu […]

Page 1 of 204123Next ›Last »