Home » Archives by category » Champions League

WAALI: Bisha April Oo Ay Garoomada Yurub Ka Qabsoomi Doonaan 18 Kulan Oo Kala Daran Iyo Kooxaha Ugu Waa Wayn Oo Xili Ciyaareedkooda Go’aamin Doona.

WAALI: Bisha April Oo Ay Garoomada Yurub Ka Qabsoomi Doonaan 18 Kulan Oo Kala Daran Iyo Kooxaha Ugu Waa Wayn Oo Xili Ciyaareedkooda Go’aamin Doona.

Waxaa jira laba todobaad oo loo firaaqeeyay kulamada caalamiga ah ee xulalka qaramada aduunka oo min laba kulan ciyaaraya iyada oo hal kulan uu ka mid yahay isreeb reebka koobka aduunka 2018 loogu soo baxayo, laakiin marka ay kulamadani soo dhamaadaan waxaa laysku diyaarinayaa kulamo waali ah oo ay adag tahay in lakala doortaa. Waxaa […]

Miyay UEFA Ganaaxi Doontaa Garsoore Deniz Aytekin Oo Dhex Dhexaadiyay Kulankii Barcelona & PSG Ee Taariikhda Galay? Madax Waynaha UEFA Ee Aleksander Ceferin Ayaa Ka Jawaabay.

Miyay UEFA Ganaaxi Doontaa Garsoore Deniz Aytekin Oo Dhex Dhexaadiyay Kulankii Barcelona & PSG Ee Taariikhda Galay? Madax Waynaha UEFA Ee Aleksander Ceferin Ayaa Ka Jawaabay.

Kooxda PSG ayaa UEFA ugudbisay warqad rasmi ah oo ay kaga cabatay garsoorihii dhex dhexaadiyay kulankii ay kooxda Barcelona taariikhda cusub kaga dhigtay Champions Leaque-ga ee ay 6:1 ugu xasuuqday kooxda PSG. Waxayna PSG garsooraha ree Turkey isla markaana dhalashada Germany haysta ee Deniz Aytekin ay ku dureen in uu sameeyay qaladaad kooxooda dhibaato wayn u […]

Douglas Costa Oo Halis Wayn Ugu Jira In Uu Seego Kulanka Real Madrid Ee Champions Leaque-ga Iyo Xidiga Ree Brazil Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Qaliin Maro.

Douglas Costa Oo Halis Wayn Ugu Jira In Uu Seego Kulanka Real Madrid Ee Champions Leaque-ga Iyo Xidiga Ree Brazil Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Qaliin Maro.

Kooxda Bayern Munich ayaa ka walwalsan taam ahaansha xidiga kooxdeeda iyo xulka qaranka Brazil ee Douglas Costa kaas oo la dhibtoonaya dhawaac soo gaadhay. Real Madrid ayaa ugu yaraan ka nasan karta halista Douglas Costa iyada oo kadib kulamada caalamiga ah ay kooxaha Yurub isku diyaari doonaan kulamada ugu xiisaha badan ee Champions Leaque-ga. Douglas […]

Real Madrid Oo Kalsooni Weyn Ka Muujisay In Guul Ay Kaga Gaari Doonto Kooxda Bayern Munich Labada Kulan Ee  Tartanka Champions League, Inkastoo Kulanka Uu Yahay Mid Aad U Adag

Real Madrid Oo Kalsooni Weyn Ka Muujisay In Guul Ay Kaga Gaari Doonto Kooxda Bayern Munich Labada Kulan Ee  Tartanka Champions League, Inkastoo Kulanka Uu Yahay Mid Aad U Adag

Inkastoo ay doonayeen kooxaha reer Spain inaysan ku beegmin dhigooda reer Germany ee Bayern Munich isku aadkii laga sameeyay wareega Siddeed dhamaadka tartanka Champions League, ayaa hadana Real Madrid oo ku beegantay kooxdan waxay go’aansatay inay u eegaan xaqiiqada sida ay tahay, waxayna doonayaan in si walboo ay ahaato ay kasoo gudbaan dhigooda  Bayern Munich. […]

MAQAAL: Carlo Ancelotti, Kylian Mbappe & Atletico Madrid Oo Ka Mid Ah Guulaysta Yaasha Isku Aadkii Champions Leaque-ga, Real Madrid, MSN Iyo Guuldaraysta Yaasha Kale Ee Kulamada Siddeed Dhamaadka UCL.

Mar kasta oo la sameeyo isku aadka tartan wayn waxaa jira kooxo ama shaqsiyaad loo arko in ay heleen isku aad guul uga dhigan halka ciyaartoyda qaar si la mid ah kooxaha loo arko kuwo isku aadka ka helay natiijo aan guuldaro ka dhicin. Warka ugu wayn ee kubbada cagta aduunka ayaa 24 kii saacadood […]

Xidigaha Kooxda Barcelona Oo Si Weyn Ugu Faraxsan Sida Uu U Dhacay Isku Aadkii Shalay Wareega Siddeed Dhamaadka Ee Tartanka Champions League

Xidigaha Kooxda Barcelona Oo Si Weyn Ugu Faraxsan Sida Uu U Dhacay Isku Aadkii Shalay Wareega Siddeed Dhamaadka Ee Tartanka Champions League

Xidigaha kooxda Barcelona ayaa si weyn ugu qanacsan sida uu u dhacay isku aadkii shalay ee wareega Siddeed dhamaadka tartanka Champions League iyo inay kooxdooda ku beeganto dhigooda reer Talyaani ee Juventus. Isku aadkii shalay laga sameeyay tartanka Champions League ayaa waxaa kasoo baxay kulamo ay si weyn u sugayeen jamaahiirta kubada cagta, kadib markii […]

Paulo Dybala Oo Cabsi Xoogan Ka Muujiyay Isku Aadkii Shalay & Ku Beegmidooda Kooxda Barcelona, Xili Uu Ka Jeclaa Inay Isku Arkaan Oo Kaliya Kulanka Finalka

Paulo Dybala Oo Cabsi Xoogan Ka Muujiyay Isku Aadkii Shalay & Ku Beegmidooda Kooxda Barcelona, Xili Uu Ka Jeclaa Inay Isku Arkaan Oo Kaliya Kulanka Finalka

Dhaliyaha reer Argantina iyo kooxda Juventus Paulo Dybala ayaa lagu soo waramayaa in walaac weyn uu ka muujinayo ku beegmistoodii kulanka soo aadan ee wareega Siddeed dhamaadka tartanka Champions League, maadaama uu doorbidayay in is aragooda uu noqdo kaliya kulanka Finalka. Isku aadkii lasameeyay maalintii shalay ee Jimcaha ayaa waxaa kasoo baxay kulamo aad u […]

Waa Sidee Rekoodhkada Bayern Munich Vs Real Madrid & Juventus Vs Barcelona? Xog Dheeraad Ah Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulamada Siddeed Dhamaadka Champions Leaque-ga.

Waa Sidee Rekoodhkada Bayern Munich Vs Real Madrid & Juventus Vs Barcelona? Xog Dheeraad Ah Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulamada Siddeed Dhamaadka Champions Leaque-ga.

Waxaa maanta la soo saaray isku aadka wareega siddeed dhamaadka Champions Leaque-ga waxaana ka soo baxay kulamadii ay jamaahiirta kubbada cagta aduuku ku royoonaysay. Kooxihii ugu waa waynaa Yurub ee kala cabsoonayay ayaa waayay meel ay xili ciyaareedkan ku kala dhuuntaan, waxayna ku qasban yihiin in ay awoodooda ugu saraysa u isticmaalaan si ay u […]

Madax Wayne Ku Xigeenka Barcelona Ee Jordi Mestre Oo Ka Hadlay Kulanka Adag Ee Kooxdiisa Barca Ay Champions Leaque-ga La Ciyaari Doonto Juventus Iyo Waxa Uu Hamigoodu Yahay.

Madax Wayne Ku Xigeenka Barcelona Ee Jordi Mestre Oo Ka Hadlay Kulanka Adag Ee Kooxdiisa Barca Ay Champions Leaque-ga La Ciyaari Doonto Juventus Iyo Waxa Uu Hamigoodu Yahay.

Madax wayne ku xigeenka ciyaaraha kooxda Barcelona ee Jordi Mestre ayaa ka hadlay in kooxdiisa Barcelona ay ku dhacday Juventus ee isku aadkii siddeed dhamaadka Champions Leaque-ga.Juventus ayaa isku dayi doonta in ay markeeda ka aarsato Barcelona oo ay wali calool xumo ugu hayso finalkii Champions Leaque-gii sanadkii 2015 kii. Madax wayne ku xigeenka Barcelona ee Jordi […]

RASMI: Bayern Munich v Real Madrid, Juventus Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Wareega Siddeed Dhamaadka Champions Leaque-ga Oo La Soo Saaray.

RASMI: Bayern Munich v Real Madrid, Juventus Vs Barcelona Iyo Isku Aadka Wareega Siddeed Dhamaadka Champions Leaque-ga Oo La Soo Saaray.

Waxaa hadda la soo saaray isku aadka wareega Sideed dhamaadka Champions Leaque-ga waxanaa ka soo baxya kulamadii lagu riyoonayay iyada oo dhamaan kooxihii waa waynaa ee kala cabsanayay gorada laysku galiyay. Kooxaha Juventus, Real Madrid, Barcelona iyo Bayern Munich ayay laba ka mid ahi ku hadhi doonaan wareega sideed dhamadka taasina waa hubaal!!. Waxay xili […]

Page 1 of 12123Next ›Last »