Bayern Munich Oo Isha Ku Heeysa Zinedine Zidane Si Ay Badal Uga Dhigato Niko Kovac.

Kooxda Kubada cagta Bayern Munich ayaa la soo warinayaa in  aya dagaaal weeyn la gali doonoto Manchester United mana ahan in aad ku fikirto xidig ciyaara kubada cagta ee waa doonista  Maamulahihii hore EE Real Madrid  Zinedine Zidane’ madaama ay rabaan in ay badal uga dhigaan Niko Kovac kaddib qaab ciyaareedka kooxda Byer Munich oo aad u liita Bilawga xagaagan.

Difaacayaasha  horyaalka Bundesliga Ayaa la kulantay Qasaarooyin todobada kulan ee furitaanka horyaalka Germany  waxaana caadis wayn uu saran yahay macalinkii hore ee kooxda Eintrackt Frankfurt Niko Kovac, Waxaana laga yaaba in uu waayo shaqadiisa .

Image result for zidane bayern munich

Manchester United ayaa ahayd koox si aad ah loola xiriirinayay 46- jirkan  lakiin waxa uu warsidaha  RMC Sport,  uu  soo jeedinaya in Bayern Munich ay eeganeyso sidoo kale Zidane macquulka ay tahy in uu booska ka badalo Nico Kovac.

 

Kooxda Difaacaneysa  horyaalka Jarmalka ayaan aqbali Karin in natiijada ah  in afar dhibcood ka hooseyaan kooxda hogaanka heysa ee Borussia Dortmund ka dib todobo kulan oo  ila hadda laga ciyaaray horyaalka Jarmalka .

Related image

Kadib bar bardhicii  Ajax ee Champions League ayaa sidoo kale kor u qaaday suurtogalnimada ay Bayern Munich isbeddel deg-deg ah oo lagu sameeyo kubada cagta, iyadoo Kovac oo kaliya uu kooxda loo magacaabay  ka hor Xili ciyaareedkan  .