Barcelona Oo Heshay Badalka Saxda Ah Ee Gerard Piqué Xili Kooxda Ay La Dhibatooneyso Qaladaad Dhanka Difaaca Ah.

Kooxda Difaacaneysa horyaalka Laliga ee Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay difaanka ku darsay lasoo saxiixashada difaaca  kooxda Ajax defender Matthijs De Ligt si uu qeyb kaga noqdo kooxdaoo uu muqada kal ciyaredkan mid ku liidata difaacashada goolka.

De Ligt aya ku raaxeysanaa ka ciyaarista heerka sare ee kubada Cagta madama uu si joogata ah ugu ciyarayo kooxd Ajax iyo qaranka  Netherlands isagoo ay dadiisa tahay  19 sano .

Difaacan birta ah ayaa sidoo kale  lala xiriirinayaa in uu u dhaqaaqayo kooxaha Premier League balse  TV3 aya rumeysan in Barcelona ay haatan koox walba  kaga horeeyso doonista da’yarkan mayalka adag.

Image result for De Ligt

Baecelona ayaa fahansan in De Ligt uu yahay xidiga badalka u noqon kara wayeelka kooxdaasi daafaca kaga ciyaara ee Gerard Pique kaas oo hadda da’diisa aya sii caga cageyneyso  31 sano .

 

Si kastaba , Barca ayaa dagaal adag la gali doonta kooxo badan sida  Manchester United  &  Tottenham Hotspur, kuwaas oo haatan abaabulaya qorshahe ay ku soo qadan karaan  Matthijs De Ligt