Home » Entries posted by Abdulkadir Dajiye

Maamulka Kooxda Juventus Oo Diyaar U Ah In Tababaraha Kooxdooda Massimiliano Allegri Ay U Waayaan Kooxda Ree Spain Ee Barcelona Oo Iyadu Dooneysa Inay Ka Dhigato Badalka Luis Enrique

Maamulka Kooxda Juventus Oo Diyaar U Ah In Tababaraha Kooxdooda Massimiliano Allegri Ay U Waayaan Kooxda Ree Spain Ee Barcelona Oo Iyadu Dooneysa Inay Ka Dhigato Badalka Luis Enrique

Sida ay daabaceen wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka Spain kooxda Juventus ee dalka Italy ayaa waxay diyaar u tahay in macalinkeeda Massimiliano Allegri ay iska fasaxdo xili ciyaareedka soo aadan hadii kooxda Barcelona ay xiiseeneyso saxiixiisa. Heshiiska macalinka kooxda Blaugrana ee Luis Enrique ayaa wuxuu ku eg yahay dhamaadka xili…

Tababare Jose Mourinho Oo Helay Badalka Goolhaayaha Kooxdiisa Ee David de Gea, Hadii Ay Dhacdo Inuu Xili Ciyaareedka Soo Aadan U Dhaqaaqo Real Madrid

Tababare Jose Mourinho Oo Helay Badalka Goolhaayaha Kooxdiisa Ee David de Gea, Hadii Ay Dhacdo Inuu Xili Ciyaareedka Soo Aadan U Dhaqaaqo Real Madrid

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa wuxuu qorsheenayaa lasoo saxiixashada goolhaayaha kooxda AC Milan Gianluigi Donaroma si walbuu xaalku noqdo, wuxuuna doonayaa in saxiixiisa uu u dhaqaaqo suuqa soo aadan. Si uu u keensado garoonka Old Trafford. Gianluigi Donaroma oo haatan jirsaday da’aada 18aad ayaa wuxuu goolhaayaha koowaad u…

Kooxda Inter Milan Oo Dooneysa Inay U Adeegsato Xidigeeda Ree Croatia Saxiixa Dhaliyaha Kooxda Arsenal Ee Alexis Sanchez Xili Ciyaareedka Soo Aadan

Kooxda Inter Milan Oo Dooneysa Inay U Adeegsato Xidigeeda Ree Croatia Saxiixa Dhaliyaha Kooxda Arsenal Ee Alexis Sanchez Xili Ciyaareedka Soo Aadan

Kooxda Inter Milan ayaa waxay si aad ah u xiiseeneysaa lasoo saxiixashada dhaliyaha kooxda Arsenal iyo xulka Chile ee Alexis Sanchez, iyada oo gunaanudka heshiiskan loo mari doono mid is dhaafsi ah marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ee ciyaaryahanada. Heshiiska Alexis Sanchez ee garoonka Emirates ayaa wuxuu…

Chelsea Oo Ogolaatay In Diego Costa Ay Ku Badalato Qiimo Qaali Ah, , Xili  Costa Uu Kala Wareegi Doono Paul Pogba Rikoodhkii Dhanka Suuqa Ahaa Ee U Yiilay, Hadii Uu Heshiiska U Dhoco Sida Uu Qorshuhu Yahay

Sida ay shaacinayaan qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka England kooxda ree London ee Chelsea ayaa ogolaatay iibinta weerayahankeeda Diego Costa, waliba qiimi lacageed aad u sareeya, waxayna ka iibin doonaan xili ciyaareedka soo aadan mid ka mid ah kooxaha qeybta ka ah  horyaalka Chinese Super League.…

Arsenal Oo Dhigeeda Paris Saint-Germain Ka dooneysa Mid Ka Mid Ah Daafacyadeeda, Iyo Tababare  Arsene Wenger Oo Ku War Galiyay Maamulka Sare Ee Kooxda Muhiimada Uu Saxiixan U Leeyahay Kooxda Gunners

Arsenal Oo Dhigeeda Paris Saint-Germain Ka dooneysa Mid Ka Mid Ah Daafacyadeeda, Iyo Tababare  Arsene Wenger Oo Ku War Galiyay Maamulka Sare Ee Kooxda Muhiimada Uu Saxiixan U Leeyahay Kooxda Gunners

Kooxda ree London ee Arsenal ayaa waxay xiiso xoogan ka muujisay saxiixa daafaca garabka bidix ee kooxda Paris Saint – Germain ee ree France Layvin Kurzawa, si ay xili ciyaareedka soo aadan ay ugu buuxsato daafacyadeeda dambe. Sida laga soo xiganayo wargeyska “Football Mercato” isla markaana uu isna kasoo xigtay…

Xidigaha Lionel Messi, Luis Suarez Iyo Neymar Jr Waa Sidee Wax Qabad Kooda Kulamadii Lasoo Dhaafay Ay Ka Hor Yimaadeen Kooxda Atletico Madrid?

Xidigaha Lionel Messi, Luis Suarez Iyo Neymar Jr Waa Sidee Wax Qabad Kooda Kulamadii Lasoo Dhaafay Ay Ka Hor Yimaadeen Kooxda Atletico Madrid?

Waxay indhahoodhan ay caawa ku sii jeedaan garoonka “Vicente Calderon” kulanka xiisaha badan ee ku dhax mari doono kooxaha Atletico Madrid iyo Atletico Madrid, wuxuuna kulankan ka tirsan yahay kulamada 24aad ee horyaalka La Liga ee dalka Spain. Hadaba kulankaan ayaa waxaa lagu tirinayaa inuu yahay kulankii 59aad ee xidigaha…

Florentino Perez Iyo Zinedine Zidane Oo Bar-tilmaameed Ka Dhiganaya Magacyada Saddex Daafac, Si Ay Kaga Dhigtaan Badalka Raphaël Varane Xili Ciyaareedka Soo Aadan

Florentino Perez Iyo Zinedine Zidane Oo Bar-tilmaameed Ka Dhiganaya Magacyada Saddex Daafac, Si Ay Kaga Dhigtaan Badalka Raphaël Varane Xili Ciyaareedka Soo Aadan

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa waxay bar-tilmaameed xoogan ka dhiganeysaa xoojinta daafaceeda dambe xili ciyaareedka soo aadan waxaana liiska daafacyada ay dooneyso kooxda Los Blancos ku soo baxay Saddex daafac waa weyn, waxaana xidigahan la doonayaa in badal looga dhigo Raphaël Varane oo soo bandhigay xili ciyaareedkan qaab…

Waa Kuwee Tababarayaashii Gaadhay Guulihii Ugu Badnaa Taariikhda Horyaalka Premier League, Sir Alex Ferguson Iyo Jose Mourinho Oo Liiskan Hogaaminaya Ayaase Kula Soo Baxay?

Waa Kuwee Tababarayaashii Gaadhay Guulihii Ugu Badnaa Taariikhda Horyaalka Premier League, Sir Alex Ferguson Iyo Jose Mourinho Oo Liiskan Hogaaminaya Ayaase Kula Soo Baxay?

Macalinka kooxda Manchester United halyeeyga Sir Alex Ferguson ayaa hogaaminaya liiska macalimiintii guulaha ugu badnaa gaadha taariikhda horyaalka Premier League, kadib markii uu shaqo adag oo mudo dheer qaadatay uu kasoo qabtay garoonka caalimiga ah ee Old Trafford. Hadaba liiskan waxaa sidoo kale kasoo muuqday magacayda macalimiin dhowr ah ee…

Goolhaayaha Kooxda Manchester United Ee David de Gea Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xiisaha Real Madrid Ay Ka Muujineyso Saxiixa Thibaut Courtois

Goolhaayaha Kooxda Manchester United Ee David de Gea Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Xiisaha Real Madrid Ay Ka Muujineyso Saxiixa Thibaut Courtois

Wargeysyada kasoo baxa gudaha dalka Spain ayaa waxay qirayaan in goolhaayaha kooxda Manchester United ee David de Gea uu walaac xoogan ka muujiyay, xiisaha ay kooxda Real Madrid  ka muujineyso lasoo saxiixashada goolhaayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois. Wargeyska “AS” ayaa wuxuu sheegay in David de Gea uu ku war galiyay…

Kahor Kulanka Caawa Ee Villarreal Daafacyada Kooxda Real Madrid Oo Laga Diiwaan Galiyay In Tan Iyo Bilawga Xili Ciyaareedkan Ay Soo Bandhigeen Rikoodh Aad U Liita Ee Dhanka Daafaca

Kahor Kulanka Caawa Ee Villarreal Daafacyada Kooxda Real Madrid Oo Laga Diiwaan Galiyay In Tan Iyo Bilawga Xili Ciyaareedkan Ay Soo Bandhigeen Rikoodh Aad U Liita Ee Dhanka Daafaca

Wargeyska “Marca” ee kasoo baxa gudaha dalka Spain ayaa wuxuu tooshka ku ifiyay rikoodhka xili ciyaareedkan u yiila daafacyada kooxda Rea Madrid, waxaana xili ciyaareedkan laga dareemayaa hoos u dhac aad weyn ee dhanka daafaca. Xili uu xili ciyaareedka haatan marayo kala badh uun kaliya. Los Blancos ayaa Arbacadii kala…

Wax Walba Uu Macalin Diego Simeone U Soo Qabtay Kooxda Atletico Madrid, Kahor Kulankiisa 300aad Ay Kula Ciyaari Doonaan Barcelona Garoonka Vicente Calderón

Wax Walba Uu Macalin Diego Simeone U Soo Qabtay Kooxda Atletico Madrid, Kahor Kulankiisa 300aad Ay Kula Ciyaari Doonaan Barcelona Garoonka Vicente Calderón

Macalinka ree Argantina ee Diego Simeone ayaa wuxuu isku diyaarinyaa kasoo muuqashada kulankiisii 300aad isaga oo ah tabaabraha kooxda Atletico Madrid, kulanka ay maalinta barito garoonkooda Vicente Calderón ku soo dhaweyn doonaan kooxda Barcelona kana tirsan kulamada 24aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Wargeyska “Marca” ayaa wuxuu soo diyaariyay…

Waa Kuwee Kooxaha Ugu Badan Ee Ku Guuleystay Abaal Marinta Bilaha Ah Ee Macalinka Ugu Wanaagsan Horyaalka Premier League-ga?

Waa Kuwee Kooxaha Ugu Badan Ee Ku Guuleystay Abaal Marinta Bilaha Ah Ee  Macalinka Ugu Wanaagsan Horyaalka Premier League-ga?

Taageerayaasha sida aadka ah u jecel horyaalka Premier League ayaa waxay ka dhur sugayaan Abaal marinta bilaha ah ee la bixiyo bil kastaa, kaasoo la gudoon siiyo macalinka ugu shaqada wanaagsanaa horyaalka dalka England ee Premier League bil kastaa. Tababare Antonio Conte ayaa ku guuleystay Abaal Marintan inta ugu badan…

Real Madrid Oo Qorsheeneysa In Xidiga Kooxda Bayern Munich Ee Thiago Alcântara Ay Ka Dhigato Badalka Isco, Hadii Ay Dhacdo Inuu Isaga Tago Santiago Bernabéu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Real Madrid Oo Qorsheeneysa In Xidiga Kooxda Bayern Munich Ee Thiago Alcântara Ay Ka Dhigato Badalka Isco, Hadii Ay Dhacdo Inuu Isaga Tago Santiago Bernabéu Dhamaadka Xili Ciyaareedkan

Kooxda Real Madrid ayaa waxay xiiseeneysaa lasoo saxiixashada khadka dhexe ree Spain iyo kooxda Bayern Munich Thiago Alcantara, hadii ay dhacdo in garoonka Santiago Bernabéu uu ka baxo dhamaadka xili ciyaareedkan ciyaaryahan Isco. Dhawaan ayee ahayd markii ay soo baxeen dhowr warbixino oo farta ku fiiqayay in kooxda Baracelona ay…

Kahor Kulanka Barito Ka Dhici Doono Garoonka Vicente Calderón Ee Kooxaha Atletico Madrid Iyo Barcelona, Imisa Gool Ayuu Lionel Messi Kasoo Dhaliyay Kooxda Tababare Diego Simeone?

Kahor Kulanka Barito Ka Dhici Doono Garoonka Vicente Calderón Ee Kooxaha Atletico Madrid Iyo Barcelona, Imisa Gool Ayuu Lionel Messi Kasoo Dhaliyay Kooxda Tababare Diego Simeone?

Wargeyska “Sport” ee kasoo baxa gudaha dalka Spain isla markaana si aad ah ugu dhaw kooxda Barcelona ayaa wuxuu muujiyay tirada inta Rikoodh uu Lionel Messi ku leeyahay kooxda Atletico Madrid, kahor inta aan la gaarin kulanka barito ka dhici doona garoonka Vicente Calderón ee horyaalka La Liga, kaasoo ka…

Kooxda Monaco Oo Go’aamisay Qiimaha Ay Kaga Iibineyso Xidigooda Kylian Mbappé, Kooxo Ay Ka Mid Yihiin Real Madrid, Barcelona Iyo Paris St Germain

Kooxda Monaco Oo Go’aamisay Qiimaha Ay Kaga Iibineyso Xidigooda Kylian Mbappé, Kooxo Ay Ka Mid Yihiin Real Madrid, Barcelona Iyo Paris St Germain

Maamulka kooxda ree France ee Monaco ayaa waxay go’aamiyeen qiimaha ay kaga iibinayaan kooxaha waaweyn ee sida aadka ah u doonaya saxiixa xidigooda ree France ee Kylian Mbappé, marka uu dib u furmo suuqa ciyaaryahanada ee soo aadan, maadaama ay koox farabadan ay isha ku hayaan adeegiisa. 18 jirkan kooxda…

Macalinka Ree Netherland Iyo Kooxda Everton Ronald Koeman Oo Albaabada U Furay U Dhaqaaqista Kooxda Barcelona, Si Uu U Noqdo Badalka Tababare Luis Enrique

Macalinka Ree Netherland Iyo Kooxda Everton Ronald Koeman Oo Albaabada U Furay U Dhaqaaqista Kooxda Barcelona, Si Uu U Noqdo Badalka Tababare Luis Enrique

Macalinka ree Netherland iyo kooxda Everton Ronald Koeman ayaa wuxuu soo dhaweeyay inuu u dhaqaaqo kooxda Barcelona, hadii ay dhacdo inay u soo bandhigaan in heshiis uu qalinka ugu duugo si uu u noqdo badalka tababare Luis Enrique. Ronald Koeman ayaa wuxuu dhanka kale qiray inuu iska diiday in heshiis…

Page 1 of 32123Next ›Last »