});
Home » .

.

Shabakada Gool24.net waa mid ka mid ah shabakada ciyaaraha Af-somaliga ku baxa ee sida joogtadada ah uga faa’looda ciyaaraha caalamiga ah iyo kuwa gudaha labadaba. Gool24.net waa shabakad si joogto ah loogu daabaco wararka ciyaaraha gaar ahaan kubbada cagta oo ay ugu waa wayn yihiin wararka ciyaaraha kubbada cagta horyaalada Yurub ugu waa wayn ee Premier Leaque-ga, La Liga-ha, Serie A-da, Bundesliga-ha iyo Ligue 1-ka. si la mid ah koobabka qaramada ee qaaradaha aduunka ee kala duwan.





Waxaa markasta ka go’an shabakaada ciyaaraha ee Gool24.net in ay akhristayaasheeda sharafta leh u soo gudbiso warar xaqiiq ah oo dhex dhexaadnino  ku sifoobay isla markaana wararkii ugu danbeeyay ee ciyaaraha aduunka ah. Waxaanu wararka ka soo turjunaa wargaysyada aduunka ugu waa wayn iyo warar aanu si toos ah uga soo qaadano kooxaha waa wayn ee Yurub isla marka ay wararkooda ku daabacaan website-yadooda rasmiga ah.

Haddii aad noo hayso wax talo iyo tusaale ah ama aad jeceshahay in aad nala soo xidhiidho waxaad fariintaada noogu soo diri kartaa Emailkan: batalaale11@gmail.com. Markasta waxaanu soo dhawaynaynaa fikirkiina iyo wixii aad tallo noo soo jeedisaan. Waxaa Shabakada ciyaaraha ee Gool24.net diyaar kuugu ah shaqaaleh u tababaran xirfadooda isla markaana habeen iyo maaliba heegan ugu jira sidii ay akhristayaasha u raali galin lahaayeen. Waad Mahadsan tihiin dhamaantiinba.