25-ka Ciyaartoyda Ee Celcelis Ahaan Ugu Heerka Gool Dhalinta Fiican Taariikhda Champions League Oo La Qiimeeyay.

Tartanka UEFA Champions League ayaa ah tartanka ugu xiisaha iyo xamaasada badan kubbada cagta aduunka waxaana jira xidigo badan oo taariikh ku soo sameeyay koobkan inkasta oo ay waqtiyo kala duwan iyo xogo kala duwan taariikhdan ku gaadheen.

Qiimayn lagu sameeyay 25 ka ciyaartoy ee ugu heer gool dhalinta fiicnaa Champions League  ayaa la qiimeeyay iyada oo dib loo eegay dhamaan ciyaartoydii tartankan goolasha ugu badan ka soo dhaliyay marka loo eego tirada kulmada ay soo ciyaareen.

Marka laga hadlayo goolasha ugu badan iyo marka laga hadlayo heerka gool dhalinta kulankiiba waa laba arimood oo gabi ahaanba kala duwan maadaama oo heerka gool dhalinta ee cecelis ahaanta lagu qiimeeyo tirada goolasha o loo qaybiyay tirada goolasha.

Haddaba shabakada Gool24 ayaa halkan idiinku soo gudbinaysa ciyaartoyda qiimaynta lagu sameeyay ee ugu heerka gool dhalinta fiican Champions League.

Waxaanu soo qaadan doonaa magaca ciyaartoyga, tirada kulamada uu ciyaaray Champions League, tirada goolasha iyo celcelis ahaan kulankiiba goolka uu ka soo dhaliyay UCL. Halkan ayaanad kaga bogan kartaa.

25. Ryan Giggs – Celcelis ahaan goolasha kulankiiba: 0.19

Kulan: 145

Gool: 28

SL Benfica v Manchester United FC - UEFA Champions League

24. Arjen Robben -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.28

Kulan: 110

Gool: 31

Arsenal FC v FC Bayern Muenchen - UEFA Champions League Round of 16: Second Leg

23. Kaka -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.35

Kulan: 86

Kulan: 30

Club Atletico de Madrid v AC Milan - UEFA Champions League Round of 16

22. Wayne Rooney -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.35

Kulan: 85

Gool: 30

FBL-EUR-C1-CLUB BRUGGE-MANCHESTER UNITED

21. Fernando Morientes -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

 0.35

Kulan: 93

Gool: 33

Monaco's Spanish forward Fernando Morien

20. Samuel Eto’o -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.38

Kulan: 78 

Gool: 30

FBL-EUR-C1-CHELSEA-SCHALKE

19. Thomas Muller -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

 0.40

Kulan: 111

Gool: 44

FBL-EUR-C1-CHELSEA-BAYERN

18. Zlatan Ibrahimovic -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.40

Kulan: 120

Gool: 48

FBL-EUR-C1-PSG-MAN CITY

17. Patrick Kluivert -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.41

Kulan: 71

Gool: 29

Patrick Kluivert

16. Thierry Henry -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.45

Kulan: 112

Gool: 50

FC Barcelona v Bayern Munich - UEFA Champions League

15. Alessandro del Piero – Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.47

Kulan: 89

Gool: 44

Juventus Italian forward Alessandro Del

14. Roy Makaay – Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.48

Kulan: 61

Kulan: 29

FOOT-CORUNA-ARSENAL

13. Didier Drogba -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.48

Kulan: 92

Gool: 44

Chelsea's Ivorian forward Didier Drogba

12. Andriy Shevchenko -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.48

Kulan: 100

Gool: 48

Andriy Shevchenko of AC Milan celebrates

11. David Trezeguet -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.50

Kulan: 58

Gool: 29

Juventus' forward David Trezeguet (R) ce

10. Raul – Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.50

Kulan: 142

Gool: 71

Real Madrid's Raul Gonzalez kisses his ring after

9. Karim Benzema – Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.54

Kulan: 119

Gool: 64

FBL-C1-EUR-REAL MADRID-PSG

8. Sergio Aguero – 0.55

Kulan: 71

Gool: 39

FBL-EUR-C1-MAN CITY-ATALANTA

7. Edinson Cavani -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.56

Kulan: 62

Gool: 35

Paris Saint-Germain v Celtic FC - UEFA Champions League

6. Filippo Inzaghi -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.57

Kulan: 81

Gool: 46

UEFA Champions League Final: Liverpool v AC Milan

5. Neymar -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

 0.61

Kulan: 57

Gool: 35

FBL-EUR-C1-PSG-LIVERPOOL

4. Robert Lewandowski -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.74

Kulan: 86

Gool: 64

FBL-EUR-C1-BELGRADE-BAYERN-MUNICH

3. Cristiano Ronaldo -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.76

Kulan: 169

Gool: 128

Cristiano Ronaldo waa xidiga ugu gool dhalinta badan Champions League laakiin haddana waxa uu kaalinta saddexaad galay xidigaha ugu heerka gool dhalinta fiican tartankan waxayna sababtu tahay in tirada kulamada uu ciyaaray ay aad u badan yihiin marka loo eego tirada goolasha uu dhaliyay.

Marka la soo saarayo heerka gool dhalinta ee celcelis ahaan kulankiiba goolasha la dhaliyay waxay Ronaldo noqotay 0.76 gool kulankiiba waana tiro wax yar ka hoosaysa Ruud van Nistelrooy oo kaalinta labaad ku jira.

FBL-EUR-C1-AJAX-JUVENTUS

2. Ruud van Nistelrooy -Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.77

Kulan: 73

Gool: 56

Real Madrid's Dutchman Ruud Van Nistelro

1. Lionel Messi –

Celcelis ahaan goolasha kulankiiba:

0.81

Games: 141

Goals: 114

Lionel Messi ayaa noqday xidiga ugu heerka gool dhalinta fiican taariikhda Champions Leauge inkasta oo uu kaalinta labaad kaga jiro goolasha ugu badan ee tartankan laga dhaliyay.

Messi ayaa celcelis ahaan kulankii Champions league ahba waxa uu ka soo dhaliyay 0.81 gool taas oo ku dhawaatay in uu kulankiiba hal gool ka soo dhalin gaadhay.

Messi oo kaalinta labaad ee gool dhalinta Champions League ugu jira 114 gool isla markaana Cristiano Ronaldo ka danbeeya ayaa haddana tirada goolasha uu dhaliyay ee kulamada uu soo ciyaaray ayaa Messi ka dhigtay in uu yahay xidiga ugu heerka gool dhalinta fiican Champions League marka laysku qaybiyo kulamada iyo goolasha uu dhaliyay.

Sida Ugu Sahlan Ku Hel Wararka Ciyaaraha,Halkan Ka Dajiso App-ka Gool24.net RIIX HALKAAN OO HEL APPKA.

LIKE OUR OFFICIAL FACEBOOK PAGE Gool24 Facebook